Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Ururka PULPA oo tababaraya daryeelayaal caafimaad oo ka yimid Degmada Eyl

Ururka Xirfadlayaasha Xanaanada Xoolaha ee Puntland ayaa tababar u qabtay daryeelayaal caafimaad oo ka yimid Degmada Eyl waxaana la siinayaa… Sii akhri

Posted on August 19, 2017August 19, 2017 by Dhiirane

Iska hor imaad ka dhacay Buuhoodle

Posted on August 19, 2017August 19, 2017 by Liban Yusuf

Iska hor imaad la sheegay in uu u dhexeeyo dad shacab ah iyo ciidamo ka tirsan maamulka Somaliland ayaa maanta… Sii akhri

Wasiiru Dawlaha Madaxtooyada ee Xiriirka Goleyaasha, Ahna Af-hayeenka Madaxtooyada Puntland oo la dhaariyey

Posted on August 19, 2017August 19, 2017 by dalsan

Waxaa maanta oo ay tariikhdu tahay 19 August 2017 xafiiska Madaxweyne ku-xigeenka Dawladda Puntland lagu dhaariyey Wasiirru Dawlaha Madaxtooyada Ee… Sii akhri

Ciidamada Dowlada iyo AMISOM oo la wareegay Bariire

Posted on August 19, 2017 by Cowke

Wararka ka imaanaya Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa ku waramaya in Ciidamada Dowladda Soomaliya iyo kuwa Midowga Afrika AMISOM in ay… Sii akhri

Madaxii u Olaleynayay in Soomalida Laga Xanibo Mareykanka oo Xilka Laga Qaaday

Posted on August 19, 2017 by Cowke

Madaxa istaraatajiyadda Aqalka Cad, Steve Bannon, oo ka mid ah shakhsiyaadka aadka ugu dhaw madaxweyne Donald Trump, ayaa xilka laga… Sii akhri

DAAWO:- Wasiirka Maaliyadda Puntland oo maanta tagey difaaca Gobolka Sool.

Posted on August 18, 2017 by Dhiirane

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Puntland Cabdulaahi Siciid Caarshe ayaa maanta oo jimce ahayd waqtigiisa fasaxa Ciidamada Puntland kula soo qaatay fariisimaha… Sii akhri

Al-Shabaab oo Saddex Ruux ku Gowracday Kenya iyo Xiisado ka taagan Gobolka Xeebta

Posted on August 18, 2017August 18, 2017 by PP-Muqdisho

Lamu (PP) ─ Maleeshiyaad looga shakisan yahay inay ka tirsan yihiin Al-shabaab ayaa seddex qof ku gowracay, kaddib markii ay… Sii akhri

Soomaaliya iyo Jabuuti oo soo saaray war-murtiyeed ku saabsan iskaashiga isgaarsiinta labada dal

Posted on August 18, 2017 by Liban Yusuf

Wasiirradaha Boostada iyo Isgaarsiinta ee dalalka Soomaaliya iyo Jabuuti, Mudane Eng. Cabdi Cashur Xasan iyo Mudane Cabdi Youssouf Sougueh, ayaa… Sii akhri

Somaliland oo Shacabkeeda uga digtay in ay u Safraan Muqdisho

Posted on August 18, 2017August 18, 2017 by Cabdiqani Boos

Hargeysa-[Puntland Post] Maamulka ka dhisan Waqooyi Galbeed Soomaliya ee la magacbaxay Somaliland ayaa shacabkiisa uga digay in ay u safraan… Sii akhri

Madaxweyne Gaas” Dowlada Soomaaliya ha taageerto Sucuudiga iyo Xulufadiisa”

Posted on August 18, 2017August 18, 2017 by Cowke

Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo Wareeysi siiyay Laanta Afka Soomaaliga ee VOA ayaa ka hadlay go’aankii Puntland… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close