Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Dowladda Federaalka oo go’aan ka gaartay khilaafka siyaasadeed ee Hirshabeelle

Wasaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta dowladda Soomaaliya ayaa go’aan ka gaartay khilaafka siyaasadeed ee maamulka Hirshabeelle. War… Sii akhri

Posted on August 20, 2017August 20, 2017 by Liban Yusuf

Madaxweyne Farmaajo oo ka dhoofay Garooonka Muqdisho

Posted on August 20, 2017August 20, 2017 by Cowke

Madaxweynaha dowlada Soomaaliya mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa goordhow ka dhoofay  garoonka Muqdisho. Madaxweynaha iyo wafdigiisa… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo ku baaqay in la joojiyo Colaada Buuhoodle

Posted on August 20, 2017August 20, 2017 by Cowke

PUNTLAND POST

Cali Osoble oo Dacwad u gudbinaya Wakiilada Beesha Caalamka

Posted on August 20, 2017August 20, 2017 by Cowke

Wafdi uu Hogaaminayo Madaxweynihii xilka laga qaaday ee Hirshabeelle Cali C/llaahi Cosoble ayaa  ku sugan Magaaladda Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya kadib… Sii akhri

Faah-Faahin 7 Ruux oo isku Qoys ah oo Qarax ku geeriyootay

Posted on August 20, 2017August 20, 2017 by Cowke

Inta la xaqiijiyay 7-ruux ayaa ku dhimatay oo u badnaa dad ka soo jeeday hal Qoys kadib markii ay Miino… Sii akhri

Raadraaca keydka goobta loogu magac-darey dhismihii Puntland

Posted on August 19, 2017August 19, 2017 by Dhiirane

DAREY TALO HEL waxay ahayd goob loogu magac darey sanadkii 1993-dii shirkii 1aad oo lagu hindisay dhismihii maamulka Puntland ka… Sii akhri

Cabdi Xaashi: ”Fasax iyo Xaj midna ma aadeyno intaan ansixineyno xeerka Isgaarsiinta”

Posted on August 19, 2017August 19, 2017 by Cabdiqani Boos

Muqdisho-[Puntland Post] Gudoomiyaha Golaha Aqalka sare ee Soomaliya Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa xusay in Xildhibaannada Aqalka sare aysan fasax iyo… Sii akhri

10 XIldhibaan oo ku tartamaya guddoomiye xigeenka 1aad ee Wakillada Somaliland

Posted on August 19, 2017August 19, 2017 by Cabdiqani Boos

Hargeysa-[Puntland Post] Xoghayaha golaha wakiillada Somaliland C/Risaaq Siciid Ayaanlle ayaa shaaciyay magacyada Xildhibaannada u tartamaya guddoomiye ku xigeenka 1aad ee… Sii akhri

Dalladda Dhalinyarada Puntland oo kulan u samaysay Wasiiradda dhalinyaradda ee ku jira Xukuumadda

Posted on August 19, 2017 by Dhiirane

Dallada Dhalinyarada Puntland PYAN oo kaashanaysah Hay,ada Care ayaa xalay kulan casho sharaf ah ugu samaysay garoowe wasiiradda cusub ee… Sii akhri

Weerar Mindi loo adeegsaday oo Ruushka ka dhacay

Posted on August 19, 2017August 19, 2017 by Cabdiqani Boos

Nin mindi sita ayaa 7 qof ku dhaawacay weerar ka dhacay magaalada Surgut, ee ku taalla dalka Ruushka sida ay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close