Maamo Asli Sakariye waxay Garowe ku haysa ilmo yar oo ay ayeeyo utahay madaxa ayuu ka xanuusan yahay siday sheegeen dhakhaatiirta Garowe waxaa madaxa kaga jira biyo , wuuna bararan yahay maduxu, ilamah waxaa lagu furay hooyadii , qoyska uu kaoso jeedana waa reer miyi .
Hadda halkan ka daawo muqaalka ilmaha oo soo caawi walaal
PUNTLAND POST