Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Shirka dibu heshiisiinta Galmudug oo ka socda magaalada Dhuusamareeb.

Shirkii dibu-heshiisiinta beelaha degan Galmudug ayaa weli ka socda magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug oo uu dhowaan ka furay ra’iisul… Sii akhri

Posted on September 8, 2019September 8, 2019 by Gambool

Madaxweynaha Soomaaliya oo ka qaybgelaya shirka golaha guud ee Qaramada Midoobey.

Posted on September 8, 2019September 8, 2019 by Gambool

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sanadkaan lagu wadaa in uu ka qeybgalo shirka Golaha guud… Sii akhri

Waftigii Xasan Cali Khayre oo munaasabad soo dhoweyn ah loogu qabtay Baydhabo.

Posted on September 8, 2019September 8, 2019 by Gambool

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre iyo wafti uu horkacayo ayaa xalay ku hoydey magaala… Sii akhri

Xukuumadda Soomaaliya oo shaacisay in ardayda Puntland ay heli doonan shahaadada heer Federaal

Posted on September 8, 2019September 8, 2019 by News Office

Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in ardayda reer Puntland ee soo dhammaysay dugisyada sare ay heli doonaan Shahaadada heer Federaal… Sii akhri

Degmada Ufayn ee gobolka Bari oo maamul cusub loo dhisay

Posted on September 8, 2019September 8, 2019 by News Office

Golaha Degaanka degmada Ufayn ee gobolka Bari, oo maalmahan ay xulistoodu ka socotay halkaasi, ayaa xalay la soo dhammaystiray, waxaana… Sii akhri

Hal ruux oo ku dhintay dab qabsaday xarunta barakacayaasha Yemeniyiinta Garowe

Posted on September 7, 2019September 7, 2019 by Gambool

Hal ruux oo ahaa ilmo saddex sano jir ah ayaa ku geeriyoodey khasaare hantiyeed oo kalena waa ka dhashay dab… Sii akhri

Madaxweyne ku-xigeenka Puntland oo la kulmay guddiyada maalgashiga iyo amniga.

Posted on September 7, 2019September 7, 2019 by Gambool

Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland, Ahna Ku-simaha Madaxweynaha Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa kulan muhiim ah la qaatay Guddiga Qaban-qaabada… Sii akhri

Xilkasnimo la’aanta: Weriyaha leylyoon iyo xaqiisa

Posted on September 7, 2019September 9, 2019 by cph

Dagaalkii lagu qabsaday dalka Ciraaq waxaa  go,aankiisa gaaray koox kooban oo ka tirsan xisbiga  Jamhuuriga (Republican-ka)  kuwaasi lagu tilmaami jiray dagaal u… Sii akhri

Faahfaahin safarka ra’iisul wasaare Khayre ee magaalada Baydhabo.

Posted on September 7, 2019September 7, 2019 by Gambool

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre oo soo gaaray magaalada Beydhabo ee xarunta Kumeel gaarka ah dowlad… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Khayre oo gaarey magaalada Baydhabo.

Posted on September 7, 2019September 7, 2019 by Gambool

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo wafti uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Baydhabo ee Caasimadda KMG ah ee… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close