Guddoomiyaha barlamaanka Puntland oo ka hadlay safarka uu ku joogo Uganda

Guddoomiyaha Baarlamanka dowladda Puntland Cabdixakim Maxamed Axmed ayaa ka warbixiyey aqoon kororsi dalka Ugandha ugusoo dhamaaday xubno ka socday Baarlamaanada dowlad goboleedyada Puntland, Hirshabeelle iyo Koonfur Galbeed.

Guddoomiye Dhoobo ayaa sheegay in ay qaateen aqoon kororsi ku saabsan habka loo maamulo doodaha barlamaanka, wuxuuna sheegay inay wax badan ka faa’ideen hannaanka uu u shaqeeyo barlamaanka Uganda.

HLAKANA KA DAAWO