Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Maxkamadda ciidanka qalabka sida oo xukuntay askari diley 3 wiil oo walaalo ah.

Todobadii June  sanadkan ayaa lasoo xiray  dable xoogga  Xaashi Cali Maxamuud oo loo heysto dilka  Xasan Axmed Abuukar,  Xuseen Axmed… Sii akhri

Posted on September 7, 2019September 7, 2019 by Gambool

Ra’iisul wasaare Khayre oo ku wajahan magaalada Baydhabo.

Posted on September 7, 2019September 7, 2019 by Gambool

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre iyo wafti uu hogaaminaayo ayaa ku wajahan magaalada Baydhabo ee xarunta kumeel gaarka… Sii akhri

Dowladda Qadar oo xoojinaysa maalgashiga dalalka geeska Africa.

Posted on September 7, 2019September 7, 2019 by Gambool

Dowladda Qadar ayaa shaaca ka qaaday inay xoojin doonto xiriirka wadashaqayneed iyo maalgashiga dalalka geeska Afrika oo Soomaaliya ay ka… Sii akhri

Khayre: Haddii aad sidaan ku sii socotaan Adduunyadana waad ku halaagaysan Aakhirana waa la idinku cadaaabin

Posted on September 7, 2019September 7, 2019 by News Office

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xassan Cali Khayre oo shalay khudbad ka jeediyay degaanka Xeraale ee gobolka Galgaduud ayaa shacabka… Sii akhri

Dowladda Suudaan oo loo soo celiyay xubinnimadii Midowga Afrika

Posted on September 7, 2019September 7, 2019 by News Office

Wasaaradda Arrimaha debadda dalka Suudaan ayaa soo dhowaysay Qaraarka Golaha Nabadda iyo Amniga Midowga Afrika uu dib ugu soo celiyay… Sii akhri

Taliyaha ciidanka Daraawiishta Puntland oo booqday taliska ciidanka ee Hadaaftimo.

Posted on September 6, 2019September 6, 2019 by Gambool

Taliyaha Guud ee Ciidamada Puntland Sarreeye Gaas Yaasiin Cumar Dheere oo kormeer ku tagay Saldhigyada Ciidamada Daraawiishta ee Deeganka Hadaaftimo… Sii akhri

Masuuliyiin Puntland katirsan oo booqday buuraleeyda Galgala.

Posted on September 6, 2019September 6, 2019 by Gambool

Guddoomiyaha gobolka Bari Yuusuf Maxamed Wacays Dhedo iyo taliyaha qaybta booliska gobolka Bari ayaa kormeer ku tegey deegaanka Galgala ee… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Khayre oo dhisme casri ah ka dhagax dhigay Caabud-waaq.

Posted on September 6, 2019September 6, 2019 by Gambool

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta dhagax dhigay dhisme ka kooban seddax dabaq oo… Sii akhri

Ra’iisul wasaaraha wadanka Suudaan oo ku dhawaaqay xukuumad cusub.

Posted on September 6, 2019September 6, 2019 by Gambool

Cabdalla Xamdook, ra’iisul wasaaraha cusub ee dalka Suudaan ayaa ku dhawaaqay xukuumaddiisa cusub tan iyo markii lagu dhawaaqay xukuumadda kumeel… Sii akhri

Madaxweynihii hore ee Zimbabwe Robert Mugabe oo geeriyoodey.

Posted on September 6, 2019September 6, 2019 by Gambool

Madaxweynihii ugu xukunka dheeraa ee dalka Zimbabwe Robert Mugabe ayaa u geeriyoodey xanuun uu muddooyinkii ugu dambeeyey la xanuunsanayey. Mugabe… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close