Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Sarkaal katirsan ciidanka booliska Soomaaliya oo Muqdisho qarax loogu xiray gaarigiisa

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax nooca baabuurta lagu xiro ah oo ka dhacay degmada Xamar Jajab ee… Sii akhri

Posted on September 9, 2019September 9, 2019 by Gambool

Ammaanka Xudur oo siweyn loo adkeeyey iyo ra’iisul wasaare Khayre oo ku wajahan.

Posted on September 9, 2019September 9, 2019 by Gambool

Ammaanka magaalada Xudur ee xarunta gobolka Bakool ayaa siweyn loo adkeeyey xilli uu halkaasi ku wajahan yahay ra’iisul wasaaraha Soomaaliya… Sii akhri

Puntland oo sheegtay in ay qabatay xubno ka tirsan Al-shabaab oo qirtay in ay is-bahaysi la yihiin Somaliland

Posted on September 9, 2019September 9, 2019 by News Office

Taliyaha guud ee ciidamada Difaaca dowladda Puntland Sarreeye Gaas yaasiin Cumar Dheere oo saaka wareysi gaar ah siiyay warbaahinta Puntland… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo shuruudo adag hordhigay siidaynta wasiir Janan.

Posted on September 9, 2019September 9, 2019 by Gambool

Maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland ayaa shaaca ka qaaday in dowladda federalka ah ee Soomaaliya ay shuruudo siyaasadeed oo adag… Sii akhri

Taliyaha qeybta 9-aad ee ciidanka Daraawiishta Puntland oo u jawaabay Abbaan-duulaha ciidamada Somaliland

Posted on September 9, 2019September 9, 2019 by News Office

Taliyaha qeybta 9-aad ee ciidanka Daraawiishta Puntland Sarreeye Guuto Cabdullaahi Cumar Canshuur oo warbaahinta kula hadlay magaalada Badhan ee gobolka… Sii akhri

Kheyre oo $150,000 ugu deeeqay garoonka ciyaaraha Baydhabo

Posted on September 8, 2019September 8, 2019 by Liban Yusuf

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Khayre, ayaa dowlad gobaleedka Koonfur Galbeed, ku wareejiyay 150,000 Doolar oo lagu horumarinayo… Sii akhri

Odayaasha Beledweyne oo ka horyimid awaamiir ka soo baxday dowladda Soomaaliya.

Posted on September 8, 2019September 8, 2019 by Gambool

Odayaasha iyo waxgaradka gobolka Hiiraan oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalada Beledweyne ayaa ka horyimid go’aan ka soo baxay dowladda… Sii akhri

Wasaaradda waxbarashada Puntland oo xustay maalinta Akhris-Qorista Adduunka

Posted on September 8, 2019September 8, 2019 by News Office

Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee dowladda Puntland, ayaa maanta magaalada Garoowe ku qabatay munaasabad lagu xusayey maalinta Akhris-Qorista Adduunka… Sii akhri

Puntland oo golayaal deegaan iyo iskaashatooyin kalluumaysi u dhisaysa gobolka Gardafuu.

Posted on September 8, 2019September 8, 2019 by Gambool

Wafti ka socda golaha xukuumadda iyo barlamaanka Puntland ayaa safaro shaqo kumaraya deegaamo katirsan gobolka Gardafuu gaar ahaan degmooyinka durugsan… Sii akhri

Dr. Maxmed Y. Ismaaciil abaal marinta Heroes of Chemistry Award ee Dalka Maraykanka

Posted on September 8, 2019September 8, 2019 by cph

Dr. Maxameded Yuusuf  Ismaaciil (Dr. Burhaan) ayaa la guddoonsiiyay abaal marinta ay bixiso hay’adda Kiimikada ee dalka Maraykanka ee American… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close