Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author PP-Muqdisho

Maareeyaha Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Furay Shirka Xirfadleyda Tiknolojiyadda

Muqdisho (PP) ─ Maareeyaha Guud ee Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka, Cabdi Sheekh Axmed, ayaa si rasmi ah u furay shirka xirfadleyda… Sii akhri

Posted on October 20, 2018 by PP-Muqdisho

Madaxweynihii hore ee Somalia oo ka hadlay Musharraxnimada Sheekh Mutkhaar Roobow

Posted on October 19, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Madaxweynihii hore ee Somalia Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markii ugu horreysay ka hadlay ololaha doorasho ee uu… Sii akhri

Muran ka dhashay Xeerka Qoyska Somalia oo dhawaan ay saxiixday Xukuumadda RW Khayre

Posted on October 19, 2018October 19, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Xeer qoys oo la sheegay in ay dhawaan diyaarisay dowladda Soomaaliya ayaa muran xoog leh ka dhex… Sii akhri

FARMAAJO oo Qiray in Culeys Siyaasadeed ay kala Kulmeen Go’aannadooda Deg-degga ah

Posted on October 19, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Madaxweynaha Somalia, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka hadlay siyaasadda arrimaha dibadda ee Somalia iyo saameynta ay ku… Sii akhri

UGANDA: Askar ayaa Marko nooga dhimaatay intii uu Socdaalka ku joogay MD Farmaajo

Posted on October 18, 2018October 18, 2018 by PP-Muqdisho

Kampala (PP) ─ Dowladda Uganda ayaa maanta sheegtay in laba ka mid ah askartooda lagu dilay degmada Marko ee xarunta… Sii akhri

Muqdisho oo lagu soo Gunaanaday Carwadii u horeysay ee Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada

Posted on October 18, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Carwadii ugu horreysay ee Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada ayaa shalay gelinkii dambe lagu soo gabagabeeyay magaalada Muqdisho, ka… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo shir-gudoominayay Shirkii Maanta ee Golaha Wasiirrada Somalia

Posted on October 18, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Madaxwaynaha Somalia, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta guddoomiyay shirka golaha wasiirrada xukuumadda federaalka Somalia, isagoo ka jeediyay… Sii akhri

RW Khayr oo Shaqadii ka joojiyay mid ka mid ah Wasiir ku-xigeennada Xukuumaddiisa

Posted on October 17, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre ayaa shaqada ka joojiyay wasiir ku xigeenka wasaaradda Ganacsiga iyo… Sii akhri

AKHRISO: Bayaankii kasoo baxay Booqashadii Wasiirrada A. Dibadda ee Itoobiya iyo Eritrea

Posted on October 17, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Maanta waxaa magaalada Muqdiso soo gaaray Wasiirada Arrimaha Dibadda Itoobiya iyo Eritrea, iyagoo kulammo la qaatay madaxda… Sii akhri

YARIISOW: Barnaamijka Waxbarashada Dadka Waa-weyn Waa mid Sare loogu Qaadayo….

Posted on October 17, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa Daah-furay Barnaaijka Waxbarashada dadka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close