Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author PP-Muqdisho

Barlamaanka Itoobiya oo cod Aqlabiyad ah ku Ansixiyay Wasirrada cusub ee Itoobiya

Addis Ababa (PP) ─ Xildhibaannada Baarlamaanka Itoobiya ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyay golihii wasirrada ee uu soo magacabay Ra’iisul… Sii akhri

Posted on October 16, 2018October 16, 2018 by PP-Muqdisho

Maamulka Muqdisho iyo Hay’ada UNHCR oo ka wada-hadlay xal-u-helidda Barakacayaasha

Posted on October 16, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Duqa Muqdisho ahna guddoomiyaha Gobolka Banaadir C/raxmaan Cumar Cusmaan (Yarisow) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Ergayga gaarka ah… Sii akhri

Ergayga Midowga Afrika ee Soomaaliya oo ku taliyay in laga Hor-tago Falalka Al-shabaab

Posted on October 14, 2018October 14, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ergayga Midowga Afrika ee Somalia, Danjire Francisco Caetano Madeira ayaa maanta ka hadlay sannad-guuradii dadki lagu dilay… Sii akhri

Booqashadii Farmaajo uu ku tagay Marko iyo Kulammo uu la qaatay Dhinacyo kala Duwan

Posted on October 14, 2018 by PP-Muqdisho

Marko (PP) ─ Madaxweynaha Somalia, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo saaka gaaray magaalada Marka ee gobalka Shabeellaha Hoose, ayaa la qaatay… Sii akhri

FAAHFAAHIN: Khasaarihii ka dhashay labadii Qarax ee ka dhacay Magaalada Baydhabo

Posted on October 13, 2018 by PP-Muqdisho

Baydhabo (PP) ─ Ugu yaraan 15-qof ayaa ku dhintay, in ka badan labaatan ruux oo kalena way ku dhaawacmeen qaraxyo… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo: Dhamaanteen waxaa naga go’an inaan dalkeenna dib u dhisanno

Posted on October 13, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Madaxweynaha Somalia, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo dhagax dhigay xarunta Golaha Murtida iyo Madadaalada Qaranka ayaa ku ammaanay… Sii akhri

C/kariin Qalbi-dhagax oo Maanta si weyn loogu soo dhaweeyay Magaalada Kismaayo

Posted on October 12, 2018October 12, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Mid ka mid ah saraakiisha ururka ONLF C/kariin Sheekh Muuse [Qalbi-dhagax] ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo oo… Sii akhri

Isgoyska Zope oo la suray BIR lagu xusuusan doono dadkii lagu dilay Weerarkii Oktoobar

Posted on October 12, 2018October 12, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Waxaa Isgoyska Zoobe ee Magaalada Muqdisho oo sanad ka hor 14-kii Oktoobar lagu dilay booqlaal Sooamali ah,… Sii akhri

Boqollaal Qoxooti Soomaaliyeed ah oo lagu dilay Deegaanno ka Tirsan Dalka Yemen

Posted on October 12, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Dad gaaraya ilaa 400 qof oo Soomaali ah ayaa ku dhintay dagaalka ka socda dalka Yemen tan… Sii akhri

Xus Qaran oo loo Sameynayo Shacabkii lagu Laayay Weerarkii 14-kii Oktoobar ee 2017-kii

Posted on October 11, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Kulan ay Muqdisho ku yeesheen golaha wasiirada xukuumadda Federaalka Somalia ayaa looga hadlay dhibaatadii xanuunka iyo muragada… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close