Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author PP-Muqdisho

Dowladda Soomaaliya oo Malaayiin Doollar ku bixinaysa Fulinta Barnaamijka Is-xilqaan

Muqdisho (PP) ─ Shir ay golaha wasiirada XFS ay maanta Muqdisho ku yeesheen ayaa looga dooday dardar-gelinta barnaamijka is-xilqaan oo… Sii akhri

Posted on October 11, 2018 by PP-Muqdisho

Kulan dhex-maray Ra’iisul Wasaare Khayre iyo Dhaxal-sugaha Boqortooyada Sucuudiga

Posted on October 11, 2018October 11, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Somalia, Xasan Cali Khaye, oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Sucuudiga ayaa… Sii akhri

Ra’iisul Wasaare Khayre oo kulan la qaatay Boqorka Sucuudiga Salmaan Bin Abdulaziz

Posted on October 10, 2018 by PP-Muqdisho

Riyadh (PP) ─  Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, (XFS) mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta qasriga boqortooyada kula kulmay boqorka… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo ku baaqday in loo midoobo la dagaalanka Kooxda Al-shabaab

Posted on October 10, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir C/raxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa ka qeyb galay munaasabad ay… Sii akhri

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Booqasho Rasmi ah ay uga Billaabatay Waddanka Sucuudiga

Posted on October 9, 2018 by PP-Muqdisho

Riyadh (PP) ─ Ra’iisul Wasaaraha Somalia, Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaaladda Riyaadh ee dalka Boqortooyada… Sii akhri

Shir looga hadlay Dib-u-eegida Dastuurka iyo Doorashoooyinka oo lagu qabtay Muqdisho

Posted on October 9, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Wasaaradda Dastuurka Somalia, ayaa qabatay kulan dood wadaag ah oo ku saabsan isla jaanqaadida dib-u-eegista Dastuurka iyo… Sii akhri

Xilliga uu furmayo Kal-fadhiga Afaraad ee Golaha Aqalka Sare oo la Shaaciyay 

Posted on October 8, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Guddiga joogtada ah ee Golaha Aqalka Sare ayaa maanta kulan ay ku yeesheen Muqdisho, waxay kaga hadleen… Sii akhri

AMISOM oo Booliiska Somalia ku Wareejisay Saldhig ay Dayactir ku Sameeyeen

Posted on October 8, 2018October 8, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Taliska AMISOM ayaa saraakiisha Booliiska Soomaaliyeed ee Gobolka Banaadir ku wareejisay Saldhigga booliiska degmada Deyniile oo ay… Sii akhri

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee DF oo Xukun ku Ridday Askari dhac geysan jiray

Posted on October 8, 2018October 8, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Maxkamadda cidiamada xoogga dalka Somalia ayaa ku ridday maanta xukun xabsi ah, dable booliis Maxamed C/kariin C/llaahi… Sii akhri

Farmaajo oo Maanta Warqadaha Aqoonsiga ka Guddoomay Safiirada France iyo Germany

Posted on October 7, 2018October 7, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Madaxweynaha Somalia, Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjireyaasha cusub ee dalalka Faransiiska iyo Jarmalka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close