Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author PP-Muqdisho

Kulan looga hadlay Hannaanka Maaliyadda Somalia oo Maanta lagu qabtay Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xasan Cali Khayre oo kormeer ku tegay Bangiga dhexe ee dalka ayaa guddoomiye ku-xigeenka… Sii akhri

Posted on October 7, 2018 by PP-Muqdisho

Maamulka Gobolka Banaadir oo Joojiyey soo dejinta Mootooyinka loo yaqaan Bajaaj-ta

Posted on October 6, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa soo saaray wareegto lagu… Sii akhri

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Kormeeray qaar ka mid ah Xarumaha Wasaaradaha Dalka

Posted on October 6, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ra’iisul Wasaaraha Somalia, Xasan Cali Khayre, ayaa maanta kormeeray xarumaha wasaaradaha caafimaadka, shaqada iyo arrimaha bulshada, Hawlaha… Sii akhri

Dowladda Fedeeraalka oo u ogolaatay Dal Carbeed inuu dhoofsado duur-joogta Dalka

Posted on October 6, 2018October 6, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Soomaaliya, ayaa u ogolaatay safaaradda dalka Qatar ee fadhigeeda yahay Muqdisho inay ka dhoofsan… Sii akhri

Koox la baxday Al-shabaab oo ku dhawaad 100-qof ku dishay Waddan ku yaalla Afrika

Posted on October 6, 2018October 6, 2018 by PP-Muqdisho

Maputo (PP) ─ Koox la magac-baxday Al-shabaab ayaa 90-qof ku dishay dalka Mozambique oo ka mid ah dalalka Afrika, kaddib… Sii akhri

Duqa Muqdisho oo Shaqada ka joojiay mid ka mid ah La-taliyeyaashiisa Gaarka ah

Posted on October 4, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Guddoomiyaha Gobolka Banaadir  ahna Duqa Muqdisho Inj. C/raxmaan Cismaan [Yariisow] ayaa qoraalka soo baxay xafiiskiisa uga joojiyay… Sii akhri

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Maanta la Kulmay Ergayga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya

Posted on October 4, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ra’iisul wasaaraha Somalia, Xasan Cali Khayre, ayaa la kulmay maanta Ergayga Cusub ee Xog-hahaya Guud ee Qaramada… Sii akhri

Kalsoonida ay shacabku ku qabeen Dowladda Soomaaliya oo si aad ah hoos ugu dhacday

Posted on October 2, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Cilmi-baaris ay si Wadajir ah u sameeyeen Hay’adaha Farsight Africa iyo IPSOS, ayaa muujineysa in xilligaan uu… Sii akhri

Duqa Muqdisho oo Shaaciyay xilliga uu Hawl-geli doono Garoonka Stadium Muqdisho

Posted on October 2, 2018October 2, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa boggaadiyey dar-darta ay ku… Sii akhri

Muqdisho oo lagu qabtay Shir looga hadlay Dawlad-Wanaagga iyo Doorashooyinka 2020

Posted on October 1, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ra’iisul Wasaaraha Somalia, Xasan Cali Khayre, ayaa maanta shir Guddoomiyay Shirka Tubta siyaasadda loo dhan-yahay oo ay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close