Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author PP-Muqdisho

Qaramada Midoobay oo la Weydiistay in Cunna-qabteynta Hubka laga Qaado Eritrea

Muqdisho (PP) ─ Dowladda Federaalka Somalia, ayaa markale codsatay in cunna-qabateynta hubka laga qaado dowladda Eritrea si loo gaaro xasiliooni… Sii akhri

Posted on October 1, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho oo lagu qabtay shir looga hadlay sidii loo ballaarin lahaa Bedka Caasimadda

Posted on September 29, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) iyo Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuduudaha iyo… Sii akhri

QALBI-DHAGAX: Ma doonayo in aan la Kulmo Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya

Posted on September 29, 2018 by PP-Muqdisho

Hargeysa (PP) ─ Cabdikariin Sheekh Muuse [Qalbi-dhagax] oo xilligan ku sugan Magaalada Hargeysa ee Somaliland, ayaa sheegay inuu dhawaan booqan… Sii akhri

Midowga Yurub oo shaaciyay inuu Soomaaliya ku taageerayo malaayiin EURO

Posted on September 28, 2018September 28, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ururka Midowga Yurub ayaa Ansixiyay Hawl-galkiisii ​​ugu horreeyay ee taageerada Miisaaniyadeed ee uu siinayo Soomaaliya si loogu… Sii akhri

Xuduudda u dhexeysa Soomaaliya iyo Kenya oo la codsaday in dib loo furo

Posted on September 28, 2018September 28, 2018 by PP-Muqdisho

Kismaayo (PP) ─ Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam ayaa soo xiray shir lagaga hadlayay sidii la isaga kaashan lahaa dabar-goynta… Sii akhri

Xukuumadda Soomaaliya oo ka hadashay deynta uu caalamku ku leeyahay

Posted on September 28, 2018September 28, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Wasiirka Maaliyadda Somalia, C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa faahfaahin ka bixiyay Lacagaha lagu leeyahay Somalia oo gaaraya sida… Sii akhri

Madaxweynaha Jubaland iyo xubno saraakiil ah oo Maanta booqday Baar-sanguuni

Posted on September 26, 2018September 26, 2018 by PP-Muqdisho

Kismaayo (PP) ─ Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam [Axmed Madoobe], ayaa maanta booqday deegaanka Baar-sanguuni oo dhawr bilood ka… Sii akhri

Sababta Madaxweyne Farmaajo ka baajisay Shirka Golaha Guud ee QM oo la Shaaciyay

Posted on September 26, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Iyadoo maalihii u dambeeyay la isla dhex-marayay hadallo kala duwan oo ku aaddan baaqashada Madaxweyne Farmaajo uu… Sii akhri

Dowladda Somalia oo ka hadashay Shacabka Garsoorka u doonta Ururka Al-shabaab

Posted on September 25, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ra’iisul wasaare ku xigeenka Somalia, Mahdi Maxamed Guuleed ayaa sheegay in shacabka Soomaaliyeed ay cabsi awgeed ay… Sii akhri

Kooxo hubeysn oo Muqdisho ku dilay mas’uul ka tirsanaa Shiradaha Isgaarsiinta Dalka

Posted on September 25, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Kooxo hubeysan ayaa toogasho ku dilay Marxuum lagu sheegay magaciisa Maxamuud Cabdi Maadhiin, iyadoo mas’uuliyadda dilka aysan… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close