Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author PP-Muqdisho

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo meel-mariyay miisaaniyadda 2019-ka

Muqdisho (PP) ─ Golaha wasiirrada Xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa kulan ay maanta ku yeesheen Muqdisho waxa ay ku ansixiyeen… Sii akhri

Posted on October 29, 2018October 29, 2018 by PP-Muqdisho

Ilaalada Mas’uuliyiinta Dowlad-goboleedka Jubbaland oo lagu soo rogay Amarro Culus

Posted on October 27, 2018 by PP-Muqdisho

Kismaayo (PP) ─ Wasiirka Amniga Dowlad-goboleedka Jubbaland, C/rashiid Xasan C/nuur oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Kismaayo ayaa xusay inaan… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo Kulan Xasaasi ah la Qaatay Garsoorayaasha Maxkamadaha DF

Posted on October 25, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Madaxweynaha Somalia, Maxamed C/llaahi Farmaajo oo kormeer ku tagay xarumaha Maxkamadda Sare, Racfaanka iyo weliba tan Gobolka… Sii akhri

Duqa Muqdisho iyo Dhiggiisa Boosaaso oo ka Wada-hadlay Iskaashiga Labada Magaalo

Posted on October 24, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir C/raxmaan Cumar Cusmaan (Yarisow) ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Duqa magaalada Boosaaso… Sii akhri

Madaxweynaha Turkiga oo Warbixin ka siiyay Dunida Qaarijintii Wariye Jamal Khashoggi

Posted on October 23, 2018October 23, 2018 by PP-Muqdisho

Ankara (PP) ─ Madaxweynaha Dalka Turkiga, Reccep Tayyip Erdogan ayaa shaaca ka qaaday inay jiraan astaamo xoog leh oo muujinaya… Sii akhri

Shir ku saabsan hal-abuurka Tiknolojiyadda oo Maanta ka Furmay Magaalada Muqdisho

Posted on October 23, 2018October 23, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta iyo Tiknolojiyada Somalia Cabdi Cashuur Xasan ayaa si rasmi ah u furay maanta shirka… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo lagu eedeeyay inay hub iyo ciidan geysay Magaalada Baydhabo

Posted on October 22, 2018 by PP-Muqdisho

Baydhabo (PP) ─ Wasiirka Dastuurka Maamulka Koonfur-galbeed, ahna Afhayeenka Golaha Iskaashiga Dowlad-goboleedyadda, Cabdullaahi Sheekh Xasan ayaa Dowladda Dhexe ee Somalia… Sii akhri

Maxkamad sii deysay eedeysanayaal lagu waayay dambiyo horay loogu soo eedeeyay

Posted on October 22, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Saldhiga degmada Dharkeenley ayaa 25-kii bishii lasoo dhaafay ee Septmber u soo gudbiyay xafiiska xeer-ilaalinta ciidanka Qalabka … Sii akhri

DFS oo qoraal xasaasi ah u dirtay dowlad goboleedyada

Posted on October 21, 2018October 21, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya, ayaa qoraal ay soo saartay maanta waxay ku sheegtay in gogoshii uu fidiyay… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo laga dalbay inuu Jawaab dhaqso ah ka bixiyo khilaafka Jira

Posted on October 20, 2018October 20, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Guddiga joogtada ah ee Golaha Aqalka Sare ee Somalia ayaa looga dalbaday Madaxweynaha Somalia, Maxamed C/llaahi Farmaajo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close