Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author PP-Muqdisho

Wasiirka Maaliyada Somalia oo lagu eedeeyay inuu wado Fara-gelin iyo Marin habaabin

Muqdisho (PP) ─ Xisaabiyaha Guud ee Dowladda Soomaaliya, Faadumo Cismaan Faarax ayaa eedeyn kulul u jeedisay Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka… Sii akhri

Posted on November 3, 2018November 3, 2018 by PP-Muqdisho

Mukhtaar Roobow oo ka hadlay Mowqifka uu qaadanayo hadii looga adkaado Doorashada

Posted on November 3, 2018November 3, 2018 by PP-Muqdisho

Baydhabo (PP) ─ Sheekh Mukhtaar Roobow Cali oo oo ka mid ah xubnaha u tartamaya hoggaanka maamulka Koonfur-galbeed ee Soomaaliya,… Sii akhri

Koox hubeysan oo Suuqa Bakaaraha ku dilay Mas’uul ka tirsanaa Shirkadaha Isgaarsiinta

Posted on November 3, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Kooxo hubeysan ayaa gellinkii dambe ee maanta ku dilay Suuqa Bakaaraha ee Muqdisho mid ka mid ah… Sii akhri

Maamulka Gobolka Banaadir oo Muqdisho ka Daah-furay Xarun Waxbarasho oo Casri ah

Posted on November 3, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa furay Xarunta Luqadaha iyo Tababarrada… Sii akhri

Kulamo ku Saabsan Xal-u-helidda Muranada dhulalka oo lagu Qabtay Magaalada Xamar

Posted on November 2, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, C/raxmaan Cumar Cusmaan (Yarisow) oo kormeeray xarumaha Maxakamadda Ciidammada Qalabka Sida,… Sii akhri

Haweeneydii u Horreysay oo loo Magacaabay Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Itoobiya

Posted on November 1, 2018November 1, 2018 by PP-Muqdisho

Addis Ababa (PP) ─ Haweeneydii ugu horreysay ayaa loo magacabay inay madax ka noqoto maxkamadda ugu sarreysa ee dalkaas, taasoo… Sii akhri

Golaha Iskaashiga Dowlad-goboleedyada oo u jawaabay Aqalka Sare ee Baarlamaanka DF

Posted on October 31, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Golaha Iskaashiga Dowlad-goboleedyada Somalia, ayaa qoraal ay soo saareen kusoo dhaweeyay dadaalka Xubnaha Aqalka Sare ay ugu… Sii akhri

Taliska AMISOM oo ka Hadlay Weerar Ciidamo AMISOM ah lagula eegtay Gobolka Hiiraan

Posted on October 30, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Taliska ciidamada AMISOM ayaa  beeniyay in ciidammo Itoobiyaan ah oo marayay deegaan ka tirsan Gobolka Hiiraan miino… Sii akhri

Mareykanka oo si Taxadar leh uga hadashay Doorashada Maamulka Koonfur-galbeed

Posted on October 30, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Warbixin ay soo saartay Dowladda Mareykanka ayaa lagu sheegay inaysan jirin musharax ka mid ah kuwa ku… Sii akhri

Madaxweynaha Jubbaland oo Kismaayo kula kulmay Wakiiladda Q/M iyo Midowga Afrika

Posted on October 29, 2018 by PP-Muqdisho

Kismaayo (PP) ─ Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Aqalka Martida ee Magaalada Kismaayo ku qaabilay Wakiilka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close