Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author PP-Muqdisho

Madaxweynaha Dalka Jabuuti oo Walaac ka Muujiyay isbedellada Gobolka Geeska Afrika

Jabuuti (PP) ─ Madaxweynaha Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle oo hadal a jeediyay xiritaankii madasha Heritage oo maanta lagu soo gaba-gabeeyay… Sii akhri

Posted on December 17, 2018December 17, 2018 by PP-Muqdisho

Xildhibaannada Baarlamaanka DF ee kasoo jeeda Koonfur-galbeed oo soo saaray Baaq

Posted on December 17, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee ka soo jeeda Deegaannada Koonfur-galbeed Somalia, yaa baaq kasoo saaray xaaladda ka… Sii akhri

Wasiir ka Tirsanaa Xukuumadda Somalia oo isku casilay xiisadaha ka taagan Baydhabo

Posted on December 16, 2018December 16, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Wasiirkii Howlaha Guud iyo Dib u dhiska ee Xukuumadda Somalia, C/fataax Ibraahim Geeseey ayaa shir jaraa’id oo… Sii akhri

Mukhtaar Rooboow oo la shaaciyay inuusan ka qayb-geli doonin Doorashada K/Galbeed

Posted on December 16, 2018 by PP-Muqdisho

Baydhabo (PP) ─ Guddiga Doorashada Maamulka Koonfur galbeed oo goor-dhaw warbaahinta kula hadlay Baydhabo, ayaa sheegay in Mukhtaar Roobow uusan… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo markii ugu horreysay shaacisay tirada guud ee ciidamada Xoogga

Posted on December 16, 2018December 16, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay shaacisay tiradda ciidamada xoogga dalka ee ka howlgalla gudaha Soomaaliya, kuwaasoo… Sii akhri

Xildhibaannada mucaaradka ah oo Warqad cabasho ah u diray Xukuumadda Itoobiya

Posted on December 16, 2018December 16, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Xildhibannada mooshinka ka keenay Madaxweynaha DF ayaa warqad u diray Dowladda Itoobiya si ay u caddeyso mowqifkeeda… Sii akhri

Xildhibaanno Qoraal ku Taageeray Farmaajo Baaqna u diray Guddoomiyaha Baarlamaanka

Posted on December 15, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Xildhibaano ka tirsan Baalamaanka Soomaaliya oo kulan ku yeeshay Muqdisho ayaa waxay kasoo horjeesteen mooshinka dhawaan laga… Sii akhri

Waa Maxay Mowqifka ay Beesha Caalamku ka qabto Rabshadaha ka Aloosan Baydhabo?

Posted on December 15, 2018December 15, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ War-saxafaadeed ay dowladaha caalamka iyo ururadda wada-shaqeynta la leh Dowladda Soomaaliya soo saareen ayay ku sheegeen in… Sii akhri

Midowga Afrika oo Markii ugu horreysay ka hadlay Rabshadaha ka socda Baydhabo

Posted on December 15, 2018December 15, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ War-saxaafadeed kasoo baxay xafiiska ergayga Midowga Afrika ee Soomaaliya, Danjire Francisco Madeira, ayaa looga hadlay xiisadaha ka… Sii akhri

Wasaaradda Amaanka DFS oo Warbixin kasoo Saartay Rabshadaha ka Socda Baydhabo

Posted on December 14, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ War-Saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Amniga Xukuumadda Somalia, ayaa looga hadlay rabshadaha maalintii labaad ka socda Magalada Baydhabo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close