Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author PP-Muqdisho

Farmaajo iyo Efwerki oo soo Gaba-gabeeyay Wada-hadalladii uga socday Villa Somalia

Muqdisho (PP) ─ Madaxweynaha Somalia, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo dhiggiisa Eritrea, Isaias Afwerki oo kulamo wadatashi ah ku yeeshay Villa… Sii akhri

Posted on December 14, 2018 by PP-Muqdisho

Koonfur-galbeed oo si Taxaddar leh uga hadashay xariggii Mukhtaar Roobow

Posted on December 13, 2018December 13, 2018 by PP-Muqdisho

Baydhabo (PP) ─ Maamulka Koonfur-galbeed ayaa caawa si taxaddar leh uga hadlay xarigga Mukhtaar Roobow Cali oo ka mid ahaa… Sii akhri

Ciidammo gaar ah oo Mukhtaar Roobow Cali keenay Magaalada Muqdisho

Posted on December 13, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Diyaarad qaas ah oo wadday Mukhtaar Roobow Cali oo loo yaqaan [Abu-Mansur] oo maanta lagu xiray magaalada… Sii akhri

FAAHFAAHIN: Safarka Madaxweynaha Ertirea uu Maanta ku yimid Magaalada Muqdisho

Posted on December 13, 2018December 13, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Madaxweynaha Somalia, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku soo dhaweeyey garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, Madaxweynaha… Sii akhri

DEG-DEG: Madaxweynaha Ertirea iyo Wafdi uu Hoggaaminayo oo soo Gaaray Muqdisho

Posted on December 13, 2018December 13, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Madaxweynaha Eritrea Issias Efwerki iyo wafdi ballaaran oo uu horkacayo ayaa goor-dhaw soo gaaray Muqdisho, waxaana kusoo… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo bogaadiyey Meel-marinta Sharciga Dhismaha Hay’ada Naafada

Posted on December 13, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku bogaadiyey xildhibaannada Golaha Aqalka Sare ansixinta Sharciga… Sii akhri

Mooshinkii Xil-ka-qaadista Madaxweynaha DF Soomaaliya oo la sheegay inuu Burburay

Posted on December 11, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Mooshinkii dhawaan madaxweynaha Somalia laga keenay ayaa la sheegay inuu burburay, kaddib markii la sheegay in loo… Sii akhri

Duqa Muqdisho oo Xarunta Dowladda Hoose ku Qaabilay Danjiraha Cusub ee Turkiga

Posted on December 11, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) oo Xafiiskiisa Xarunta Dawladda Hoose… Sii akhri

MAHAD CAWAD: Xildhibaanada Baarlamaanka kuma Shir karaan Xarunta Villa Hargeysa

Posted on December 10, 2018December 10, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamaanka Somalia oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho, ayaa amar ku… Sii akhri

Madaxweynaha Soomaaliya oo Warqadaha Aqoonsiga ka Guddoomay Danjire Cusub

Posted on December 9, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Madaxweynaha Somalia, Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta waraaqaha aqoonsiga Danjiranimo ka guddoomay Danjiraha cusub ee waddaka Norwey… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close