Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author PP-Muqdisho

Aqalka Sare oo qabtay Kulan looga hadlay Xad-gudubyada ka dhanka ah Haweenka iyo…

Muqdisho (PP) ─ Munaasabad lagu xusayo ololaha 16-ka maalmood ee tacdiyada kadhanka ah haweenka oo Ururka haweenka ee golaha aqalka… Sii akhri

Posted on December 8, 2018 by PP-Muqdisho

Mid ka mid ah Taliyeyaasha Sare ee ciidamada Xoogga Dalka Somalia oo lagu dilay Qarax

Posted on December 6, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Taliyihii Qaybta 12-ka Abriil ee ciidamada xoogga dalka Jen. Cumar Aadan Dhabad (Cumar Dheere) lagu dilay Qarax… Sii akhri

Hay’adda Nabad-sugidda Qaranka oo xirtay waddo muhiim ah oo hor-marta Xarunteeda

Posted on December 6, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Iyadoo dhawaanahan ay ka dhacayeen Muqdihso falal ay ka mid yihiin weerarro loo adeegsado Qaraxyo iyo weerarro… Sii akhri

Duqa Magaalada Muqdisho iyo Duqa Garoowe oo kawada hadlay Horumarka iyo Iskaashiga

Posted on December 5, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir C/raxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Duqa magaalada… Sii akhri

Aqalka Sare oo Ansixiyay Sharciga Dhismaha Guddiga La-dagaalanka Musuq-maasuqa

Posted on December 5, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Golaha Aqalka Sare ee baarlamaanka Federaalka Somalia ayaa maanta ansixiyay dhismaha guddiga la-dagaalanka musuq-maasuqa oo ay horay… Sii akhri

MAREYKANKA: Safaaradeena Muqdisho waxay astaan buuxda u tahay Xiriirka labada Dal

Posted on December 5, 2018 by PP-Muqdisho

Washington (PP) ─ Afhayeenadda Waaxda Arrimaha Dibedda ee Maraykanka, Heather Nauert ayaa warbixin ay soo saartay faahfaahin uga bixisay dib-u-furidda… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo Aqalka Sare ka codsaday meel-marinta Qodob muhiim ah

Posted on December 3, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka hadlay maalinta caalamiga ah ee Naafada Adduunka… Sii akhri

Guddi ka Socda Midowga Afrika oo shir gaar ah la yeeshay Madaxweynaha Jubbaland

Posted on December 3, 2018 by PP-Muqdisho

Kismaayo (PP) ─ Kulan looga hadlay Ammaanka maamul-goboleedka Jubbaland oo ay ka qayb-galeen xubno ka socday ururka Midowga Afrika ayaa… Sii akhri

Qarax lagu dilay mas’uul ka tirsan Dowlada Somalia oo Goor-dhaw ka dhacay Muqdisho

Posted on December 2, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Agaasime waaxeed la sheegay inuu ka tirsan yahay wasaaradda boostada iyo Isgaarsiinta Somalia ayaa ku dhintay qarax… Sii akhri

Hoggaanka Ururka ONLF oo Maanta si weyn loogu soo dhaweeyay Magaalada Jigjiga

Posted on December 2, 2018 by PP-Muqdisho

Jigjiga (PP) ─ Wafdi uu Hoggaaminayo Guddoomiyaha ururka ONLF ee dalka Itoobiya ayaa gaaray maanta Magaalada Jigjiga ee Xarunta Dowlad-deegaanka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close