Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author PP-Muqdisho

Shir looga Tashanayo Hanaanka Xeerarka Is-gaarsiinta iyo Tiknolojiyadda oo Furmay

Muqdisho (PP) ─ Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ) ayaa si rasmi ah u daah-furtay hannaanka wada-tashiga xeer-nidaamiyeyaasha isgaarsiinta iyo Teknolojiyada Soomaaliya… Sii akhri

Posted on December 1, 2018December 1, 2018 by PP-Muqdisho

MURSAL: Baydhabo Ciidamo uma baahna ciddii ciidan geysana iyadaa lagula Xisaabtamayaa

Posted on November 30, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Guddoomiyaha Baarlamaanka Somalia, Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa ka hadlay doorashada Madaxweynaha maamulka Koonfur-galbeed, isagoo kasoo horjeestay… Sii akhri

Ciidammo Gaar ah oo Baydhabo la Geeyay iyo Xildhibaanno Cabasho ka keenay Ciidamadan

Posted on November 30, 2018November 30, 2018 by PP-Muqdisho

Baydhabo (PP) ─ Ciidammo tirada lagu sheegay 80-askari oo ka tirsan kuwa booliiska Soomaaliya oo si gaar ah u tababaran… Sii akhri

Todobaadka Dhaqanka Soomaalida oo markii ugu horreysay lagu qabanayo Mandheera

Posted on November 30, 2018 by PP-Muqdisho

Mandheera (PP) ─ Magaalada Mandheera ee gobolka Waqooyi-bari Kenya waxaa ka socda qaban-qaabada bandhigga toddobaadka dhaqanka guud ee Soomaalida oo… Sii akhri

UHURU: Soomaaliya waxaan kasoo gadanaynaa kalluun iyaguna qaadka ha naga iibsadaan

Posted on November 28, 2018November 28, 2018 by PP-Muqdisho

Nairobi (PP) ─ Madaxweynaha Kenya, Uhuru Kenyatta oo maanta booqday goob wax-soo-saarka Soomaaliya lagu soo bandhigayay, kaddib markii uu soo… Sii akhri

Wariye caan ah oo Maydliisa laga helay Guri uu ka Degenaa Duleedka Caasimada Lubnaan

Posted on November 28, 2018 by PP-Muqdisho

Beirut (PP) ─ Wariye lagu magacaabo Gavin Ford oo ka shaqeyn iray dalka Lubaan ayaa maydkisa laga helay guri uu… Sii akhri

Maareeyaha Garoonka Diyaaradaha Jowhar oo xalay toogtay xaaskiisa oo xaamilo ahayd

Posted on November 27, 2018 by PP-Muqdisho

Jowhar (PP) ─ Maareeyaha garoonka diyaaradaha ee degmada Jowhar, Ibraahin Maxamed Cali (Cali Dheere) ayaa la sheegay inuu xalay xafadda… Sii akhri

Ergayga QM ee Somalia oo si adag uga hadlay Qarxyadii ka dhacay Muqdisho iyo Gaalkacyo

Posted on November 27, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Wakiilka Gaarka ah ee aramada Midoobay u Qaabilsan Somalia, Nicholas Haysom ayaa si kulul u cambaareeyay qaraxyadii… Sii akhri

Madaxda Soomaaliya oo ka tacsiyeeyay dadkii lagu dilay qaraxyadii Xamar iyo Gaalkacyo

Posted on November 26, 2018November 26, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Mas’uulyiinta ugu sarreysa dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka tacsiyadeeyay qaraxyo ay maanta Al-shabaab ka kala geysatay magaalooyinka… Sii akhri

Shir lagu Falanqeynayo Arrimaha Xuquuqda Aadanaha ee Dastuurka oo ka Furmay Xamar

Posted on November 25, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Waxaa magaalada Muqdisho ka furmay shir seddex maalin socon doona oo ay si wadajir ah u wada… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close