Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author PP-Muqdisho

Maamulka Gobolka Banaadir oo Jawaab Adag ka bixiyay Warbixintii Guddiga Maaliyadda BF

Muqdisho (PP) ─ Maamulka Gobolka Banaadir, isagoo ka falcelinaya qoraalka kasoo baxay shaqsiyaad ka mid ah Guddi Hoosaadka Maaliyadda BFS,… Sii akhri

Posted on November 25, 2018 by PP-Muqdisho

Wasiir Bayle oo Shaaciyay in dhaqaale loogu Deeqay Soomaaliya laga Maamulay Turkiga

Posted on November 24, 2018November 24, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya, C/raxmaan Ducaale Beyle oo ka hadlayay kulankii maanta ee baarlamaanka Somalia ayaa iska difaacay… Sii akhri

Al-shabaab oo weerar ku dilay Tiro Ciidammo ah – Qaraxna ku dhaawacay Sarkaal Sare

Posted on November 24, 2018November 24, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ugu yaraan 10-askari ayaa ku dhintay tiro intaas ka badanna way ku dhaawacmeen weerar gaadmo ah oo… Sii akhri

Naadiga Kubada Cagta ee Banaadir oo Qaatay Magaca Kooxdii Dowladda Hoose ee Xamar

Posted on November 24, 2018November 24, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, C/raxmaan Cumar Cismaan (Eng.Yarisow) oo ka qeyb galay munaasabadda dib u… Sii akhri

AKHRISO: Jawaabta laga bixiyay eeddii Musuq-maasuq ee Guddiga Maaliyada Baarlamanka

Posted on November 23, 2018November 23, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Hanti-dhawrka guud  ee Qaranka, Maxamed Maxamuud Cali [Afgooye] ayaa xafiiskiisa kasoo saaray qoraal uu uga jawaabay eeddii… Sii akhri

Wasiir Maareeye oo ku hanjabay in shuruuc ay kasoo saari doonaan Dhoofinta Dhuxusha

Posted on November 23, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshaddaha Somalia, ayaa sheegtay inay waddo dadaal ay ku doonayso inaan dalka laga dhoofiyo… Sii akhri

Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta oo soo dhaweeyay Qaraarkii Ururka ITU ee Somalia

Posted on November 22, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta & Teknolojiyada ayaa soo dhoweeyay go’aanka Midowga Isgaarsiinta Caalamiga (ITU) uu ku ansixiyay laba… Sii akhri

Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya oo Maanta afka ciidda u daray Xulka Waddanka Itoobiya

Posted on November 20, 2018November 20, 2018 by PP-Muqdisho

Jabuuti (PP) ─ Xulalka kubbadda cagta 23-jirada Somalia ayaa guul ka gaaray xulka Itoobiya oo kulankii labaad ee is-reeb-reebka ciyaaraha… Sii akhri

Gabadh uu dhalay Madaxweyne D. Trump oo Tageertay Ololaha ay Waddo Ilhaan Cumar

Posted on November 20, 2018November 20, 2018 by PP-Muqdisho

Washington (PP) ─ Gabadha uu dhalay Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump ee lagu magacaabo Ivanka Trump ayaa taageertay Ilhan Omar oo… Sii akhri

Wasiir ka tirsan Xukuumadda Federaalka oo ka digay in Carruurta laga dhigto Askar

Posted on November 20, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Wasiirka Gaashandhiga Somalia, Xasan Cali Maxamed ayaa maanta sheegay in Wasaaradda Gaashaandhiga ay xooga saareyso sidii ay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close