Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author PP-Muqdisho

RW Xasan Khayre oo sheegay inay ururiyeen canshuurtii ugu badnayd muddo 30-sano ah

Muqdisho (PP) ─ Ra’iisul Wasaaraha Somalia, Xasan Cali Kheyre ayaa shirka looga hadlayo ganacsiga Somalia ee Muqdisho ka furmay maanta… Sii akhri

Posted on November 18, 2018 by PP-Muqdisho

Madaxweyne Farmaajo oo Qaaday Tallaabo aanay horay u qaadin Madaxdii ka Horreysay

Posted on November 17, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Madaxweynaha Somalia, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta Warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka gudoomay safiirka cusub ee Dowladda Mareykanka… Sii akhri

Maamulka Banaadir oo Dar-dargeliyay olole dib loogu Dayac-tirayo Matxafka Qaranka

Posted on November 17, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir C/raxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa maanta ka qeybgalay dardargelinta Ololaha… Sii akhri

Somalia oo ka mid noqotay saddexda waddan ee ugu halista badan caalamka oo dhan

Posted on November 16, 2018November 16, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Dalalka Soomaaliya, Libya iyo Afghanistan ayaa noqday dalalka ugu khatarta badan Dunida oo dhan, sida lagu shaaciyay… Sii akhri

Jabuuti oo sheegtay inay Dowlada Eritrea ka Dacweynayso Maxkamadda Caalamiga ee ICJ

Posted on November 16, 2018November 16, 2018 by PP-Muqdisho

Jabuuti (PP) ─  Safiirka dalka Jabuuti u fadhiya ee Qaramada Midoobay, Maxamed Saciid Ducaale ayaa sheegay in muranka dhulka ah… Sii akhri

Dagaal ciidamo ka tisran Ahlu-sunna iyo Al-shabaab ku dhex-maray Gobolka Galguduud

Posted on November 16, 2018 by PP-Muqdisho

Guriceel (PP) ─ Ugu yaraan laba ruux ayaa ku dhintay, tiro intaas ka badanna way ku dhaawacmeen dagaal culus oo… Sii akhri

Golaha Amaanka ee QM oo Xayiraadii mudada dheer saarnayd ka qaaday Waddanka Eritrea

Posted on November 14, 2018November 14, 2018 by PP-Muqdisho

New York (PP) ─ Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa maanta cod aqlabiyad ah ku ansixiyay in dalka Eritrea laga… Sii akhri

Dowladda Somalia oo lagu eedeeyay inaysan Xakameyn karin hubka ay ka hesho Caalamka

Posted on November 14, 2018November 14, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Warbixin ay soo saareen guddiga Qaramada Midoobay u qaabilsan cunna-qabteynta hubka ee Somalia iyo Eritrea ayaa sheegtay… Sii akhri

Dadkii ku Naf-waayay Qaraxyadii Muqdisho ka dhacay Jimcihii oo kor u dhaafay Konton Ruux

Posted on November 11, 2018November 11, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Wararkii ugu dambeeyay ee kasoo baxay khasaarihii ka dhshay Qaraxyadii Jimcihii ka dhacay Muqdisho oo si gaar… Sii akhri

Golaha Wasiirada Soomaaliya oo Warbixin ka dhageystay Guddiga Dhaqaalaha Qaranka

Posted on November 11, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Golaha Wasiirrada Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta warbixin ku saabsan xoojinta dib-u-habeynta nidaamka maaliyadda dalka iyo horumarrada laga… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close