Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Liban Yusuf

Biixi iyo Cagjar oo dhagax dhigay wado isku xiri doonta Berbera iyo Wajaale

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, Madaxweynaha dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Mustafe Maxamed Cumar iyo masuul ka socda Imaaraadka Carabta ayaa… Sii akhri

Posted on February 28, 2019March 1, 2019 by Liban Yusuf

Kismaayo: shacab loo diiday in ay soo dhaweeyaan Xildhibaan Xidig

Posted on February 27, 2019February 27, 2019 by Liban Yusuf

Warar ka imanaya magaalada Kismaayo ee xarunta KMG Jubbaland ayaa sheegaya in dad shacab ah loo diiiday in garoonka diyaarada… Sii akhri

Wararka been abuurka ah ee baraha bulshada iyo kiiskii Caasha

Posted on February 27, 2019February 27, 2019 by Liban Yusuf

Saacadihii la soo dhaafay waxaa baraha bulshadu ku xiriirto, gaar ahaan Facebook-ga qabsatay warar been abuur ah, oo lala xiriiriyay… Sii akhri

Somalis: Victims of counterfeit drugs and forged foods

Posted on February 24, 2019October 17, 2019

Somalia is a country torn by long-lasted civil war. The conflict affects the lives of civilians and the countrywide. Since… Sii akhri

Gaalkacyo: Xaaf oo sheegay in Farmaajo balan uga baxay

Posted on February 23, 2019February 23, 2019 by Liban Yusuf

Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Gelele Xaaf oo maalmahan dambe ku maqnaa magaalada Nairobi ee dalka Keynya ayaa maanta soo… Sii akhri

Galmudug oo sheegtay in ay qabatay hub ka yimi Puntland

Posted on February 21, 2019February 21, 2019 by Liban Yusuf

Ciidamada amniga maamulka Galmudug ayaa magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud ku soo ku soo bandhigay hub ay sheegeen in loo… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay kulan ay yeesheen Abiy iyo Muuse Biixi

Posted on February 20, 2019February 21, 2019 by Liban Yusuf

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa war ka soo saartay kulan ay Addis Ababa ku yeesheen Ra’iisul wasaaraha Itoobiya iyo Abiy Ahmed… Sii akhri

Kulankii Madaxweyne Farmaajo iyo Muuse Biixi oo baaqday

Posted on February 20, 2019February 20, 2019 by Liban Yusuf

Wararka laga helayo Jabuuti ayaa sheegaya in Madaxweyne Farmaajo ka baaqday magaalada Addis Ababa oo ay ku kulmi la haayeen… Sii akhri

Maxaa kala qabsaday Liverpool iyo Bayern, Lyon iyo Barcelona?

Posted on February 20, 2019February 20, 2019 by Liban Yusuf

Kulamo ka tirsan lugta hore ee wareega 16-ka tartanka kooxaha Yurub ee UEFA Champions League-ga ayaa caawa laga ciyaaray qaarada… Sii akhri

Kheyre oo daah-furay mushruuc weyn oo maal-galinayso Qadar

Posted on February 18, 2019February 18, 2019 by Liban Yusuf

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa maanta daah-furay bilaabashada mashruuc lagu dhisayo waddooyinka xiriiriya Muqdisho, Afgooye… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close