Kheyre oo daah-furay mushruuc weyn oo maal-galinayso Qadar
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa maanta daah-furay bilaabashada mashruuc lagu dhisayo waddooyinka xiriiriya Muqdisho, Afgooye… Sii akhri
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa maanta daah-furay bilaabashada mashruuc lagu dhisayo waddooyinka xiriiriya Muqdisho, Afgooye… Sii akhri
Wasiirkii hore ee Wasaaradda Caafimaadka Puntland Cabdinaasir Cismaan Cuuke ayaa maanta xilka ku wareejiyay Wasiirka cusub Jaamac Faarax Xasan. Xil… Sii akhri
Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa markale magacaabahy qaar kamid ah Golaha Wasiirada maamulkaas. Madaxweynaha Koonfur Galbeed… Sii akhri
Waxaa caawa la ciyaaray kulamo ka tirsan lugta hore ee wareega 16-ka tartanka kooxaha Yurub ee UEFA Champions League-ga. Kooxda… Sii akhri
Ingiriis mase Norway iyo Kenya mase Itoobiya (oo Eritrea ku jirto) iyo Midowga Immaaradaha Carabta iyo Sacuudiga?! Bannaan bixii shirkii… Sii akhri
Waxaa maanta magaalada Hargeysa gaaray Ergayga uu Turkigu u magacaabay wada-hadalada Soomaaliya iyo maamulka Somaliland Ogan Bekar. Ogan Bekar iyo… Sii akhri
Maanta oo Khamiis ah waxaa hotelka Clridges magaalada London ee dalka Ingiriiska ka furmaya shir lagu soo bandhigayo macluumaad sahamin… Sii akhri
Mohamed Osman oo ahaa maamule ku xigeenkii dekadda Boosaaso ee shirkadda P&O Ports ayaa saaka dhaawac soo gaaray. Mohamed Osman… Sii akhri
Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa maanta ku dhawaaqay qaar kamid ah Golaha Wasiirada maamulkaas. Golaha Wasiirada… Sii akhri
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta Madaxtooyada Garowe ku qaabiley siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame. Kulanka ay qaateen labada masuul… Sii akhri