Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Liban Yusuf

Xisbiga Xasan Sheekh oo ka digay in la xaraasho shidaalka Soomaaliya

Xisbiga Midowga Nabadda iyo Horumarka (UPD) ee hogaamiyo madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay shirka lagu… Sii akhri

Posted on January 30, 2019January 31, 2019 by Liban Yusuf

Dooni dad badani ku dhinteen oo ku degtay Jabuuti

Posted on January 30, 2019January 30, 2019 by Liban Yusuf

Waxaa xeebaha Jabuuti laga helay maydadka ilaa 35 kamid ah dad ku dhintay dooni ay la socdeen dad muhaajiriin ah… Sii akhri

Garowe: Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo oo dib ugu laabtay Muqdisho

Posted on January 29, 2019 by Liban Yusuf

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta galinkii dambe dib ugu laabtay magaalada Muqdisho.… Sii akhri

Madax kulan gaara ku yeelatay Garowe

Posted on January 27, 2019January 27, 2019 by Liban Yusuf

Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa saaka quraac sharafeed ugu sameeyey qasriga Madaxtooyada Puntland Madaxweynaha dowladda Fadaraalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi… Sii akhri

Wufuud timi Garowe iyo dhacdooyin ugub ah oo dhacay

Posted on January 25, 2019January 26, 2019 by Liban Yusuf

Magaalada Garowe ee xarunta Puntland waxaa maanta soo gaaray wufuud kala duwan oo ka qeyb-galaysa caleema-saarka Madaxweynaha cusub ee Puntland… Sii akhri

Wufuud kala duwan oo maanta ku soo wajahan Garowe

Posted on January 24, 2019January 24, 2019 by Liban Yusuf

Magaalada Garowe ee xarunta Puntland waxaa saacadaha soo socda soo gaari doona wufuud kala duwan oo ka qeyb-gali doonta caleema-saarka… Sii akhri

WHAT BRINGS SO MUCH LOVE AND SURPRISE ATTENDANCE TO KENYAW’S LECTURE? THE PARDONS AND FORGIVENESS

Posted on January 24, 2019January 24, 2019 by Liban Yusuf

Somalia is one of the countries which their people are 100% Muslim. before 1990s, the religion practice and study centers… Sii akhri

Warqad furan oo ku socota madaxweyne Deni: Waxa aan kula hadlayaa aniga oo ah

Posted on January 22, 2019January 22, 2019

KA: MUWAADIN REER PUNTLAND AH KU MADAXWEYNAHA DAWLADDA PUNTLAND SICIID CABDULAAHI DENI Warqaddan furani kama iman shisheeye, dawlad diid, mucaarad,… Sii akhri

Qadar oo gaadiid dagaal ku wareejisay dowladda Soomaaliya

Posted on January 17, 2019January 17, 2019 by Liban Yusuf

Dowladda Qadar ayaa ugu deeqday dowladda Federaalka Soomaaliya 68 kamid ah gaadiidka gaashaaman ee dagaalka. Munaasabad ka dhacday gudaha dekadda… Sii akhri

Weerar ka dhacay Hotel ku yaalla Nairobi oo ku sugnaa Madaxweynaha Galmudug

Posted on January 15, 2019January 15, 2019 by Liban Yusuf

Qaraxyo xoogan ayaa ka dhacay maqaaxi ku dhex-taala Dusit Hotel magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Inta la hubo labo qarax… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close