Lafta-gareen oo markale Wasiiro magacaabay

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa markale magacaabahy qaar kamid ah Golaha Wasiirada maamulkaas.

Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa maanta gacabaay 15 Wasiir iyo 25 Wasiir ku xigeen, isagoo horey 2-dii bishan February magacaabay 10 Wasiir

Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya loo doortay 19-kii bishii December ee sanadkii hore.

Hoos ka akhriso liiska Wasiirada Koonfur Galbeed

PUNTLAND POST