Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Liban Yusuf

Maxaa Muuse Biixi sidii hore si ka duwan loogu soo dhaweeyay Imaaraadka?

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray magaalada Abu Dubai ee dalka Isutaga Imaaraadka Carabta. Wafdiga Muuse… Sii akhri

Posted on March 10, 2019March 10, 2019 by Liban Yusuf

Ciidamada Badda Puntland oo qabtay qalabka wax lagu tahriibiyo

Posted on March 9, 2019March 9, 2019 by Liban Yusuf

Ciidamada Badda Puntland (PMPF) ayaa howlgalo ay maalmihii la soo dhaafay ka sameeyeen xeebaha ku dhow magaalada Boosaaso ku soo… Sii akhri

Qaar kamida Haweenkii Islaamka ee Taariikhda Dunida wax kusoo kordhiyay

Posted on March 9, 2019March 9, 2019 by Liban Yusuf

Haweenka Islaamku waxa ay kumannaan sano kahor uga tageen bulshadooda raadad togan oo muujinaya doorkoodii horumarineed ee nolosha bulshadooda. Haddaba… Sii akhri

Wasiirkii Dastuurka Soomaaliya oo geeriyooday

Posted on March 8, 2019March 8, 2019 by Liban Yusuf

Allaha u naxariistee waxaa goor-dhaweyd magaalada Dubai ee dalka Isutaga Imaaraadka Carabta ku geeriyooday Wasiirkii Dastuurka iyo arrimaha Federaalka dowladda… Sii akhri

Suldaan lagu dilay Boosaaso

Posted on March 8, 2019March 8, 2019 by Liban Yusuf

Wararka ka imanaya magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa sheegaya in duhurnimadii maanta oo Jamce ah halkaasi lagu dilay… Sii akhri

Wasaaradaha iyo hay’adaha federaaliga ah oo amar la faray

Posted on March 7, 2019March 7, 2019 by Liban Yusuf

Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada dowladda federaalka Soomaaliya Cabdishashuur Xasan ayaa sheegay in wasaaradaha iyo hay’adaha federaaliga laga doonayo in… Sii akhri

Wararka is khilaafsan ee ku gadaaman kulankii Farmaajo iyo Kenyatta

Posted on March 7, 2019March 7, 2019 by Liban Yusuf

Warar is khilaafsan ayaa ka soo baxaya kulan ay shalay Nairobi ku yeesheen Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Kenya, kaas oo garwadeen… Sii akhri

Maxay ahayd haweenaydii ninkeedu ku dilay Mareykanka?

Posted on March 6, 2019March 6, 2019 by Liban Yusuf

Magaalada San Diego ee gobolka California dalka Mareykanka waxaa Axadii la soo dhaafay lagu dilay gabadh lagu magcaabo Maymuun Salaad… Sii akhri

Real Madrid oo jab kala kulantay koobka kooxaha Yurub

Posted on March 6, 2019March 6, 2019 by Liban Yusuf

Kooxda Real Madrid oo saddexdii sano ee u dambeysay difaacanaysay koobka kooxaha Yurub ee UEFA Champions League-ga ayaa caawa si… Sii akhri

Garowe: Dhalinyaro ku eedeysnaa Kufsi oo dil lagu xakumay

Posted on March 2, 2019March 2, 2019 by Liban Yusuf

Maxkamadda Darajada Kowaad ee gobolka Nugaal ayaa maanta oo Sabti ah xukun dil ah ku riday shan dhalinyaro ah oo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close