Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Ducaale

Gudoomiyihii hore ee Gobalka Mudug oo Puntland ka asaasey shirkad dadka dalxiis geysa

Garowe(Puntland Post) Gudoomiyihii hor ee Gobalka Mudug Maxamed Yuusuf Jaamac Tigey ayaa markii ugu horaysay Puntland ka hir galiyay shirkad… Sii akhri

Posted on June 27, 2016June 27, 2016 by Ducaale

Radio Daljir oo weli hawada ka maqan iyo shacabka oo xukumadda ugu baaqay inay siidayso idaacadaasi

Posted on June 26, 2016June 27, 2016 by Ducaale

Garowe(Puntland Post) Idaacadda Daljir ayaa maalinkii afaraad hawada ka maqan, ka dib markii Taliye ku xigeenka ciidanka booliska Puntland ku… Sii akhri

Xildhibaan ka tirsan gollaha deegaanka Gaalkacyo oo caawa lagu dilay magaaladaas

Posted on June 26, 2016June 26, 2016 by Ducaale

Gaalkacyo(Puntland Post) kooxo hubaysan ayaa goor dhawayd xaafada Garsoor ee magalada Gaalkacyo ku dilay Allaha u naxariistee Siciid Xayle oo… Sii akhri

Gudoomiyaha guddiga doorashooyinka Puntland oo ka war bixiyay waxa u qabsoomay

Posted on June 26, 2016 by Ducaale

Garowe(Puntland Post) Gudoomiyaha guddiga doorashooyinka KMG ah ee Puntland Mudane Axmed Maxamed Cali (Kismaayo) ayaa markii ugu horaysey waraysi uu… Sii akhri

Xoghayaha ururka suxufiyiinta NUSOJ oo la kulmay wariyaasha ku sugan magalada London

Posted on June 26, 2016 by Ducaale

London(Puntland Post) Xoghayah guud ee ururka suxufiyiinta Soomaaliya NUSOJ Mudane Maxamed Ibraahim Macalimuu oo maalmahan ku sugnaa waddanka Ingiriiska ayaa… Sii akhri

SOMA strongly condemns the raid and shutting down of Daljir radio stations in Garowe, Bosaso and Galkaio

Posted on June 26, 2016 by Ducaale

Somali Media Association (SOMA) strongly condemns the raid and shutting down of Daljir radio stations in Garowe, Bosaso and Galkaio… Sii akhri

Madaxwayne ku xigeenka Puntland oo dhagax dhigay xarunta naafada Puntland

Posted on June 25, 2016 by Ducaale

Garowe(Puntland Post) Madaxwayne ku xigeenka Puntland Cabdixakiin Cabdilaahi Camay ayaa maanta oo Sabti ah dhagax dhigay xarun loogu talo galay… Sii akhri

Gudoomiyaha PUNSAA oo wax laga xumaado ku tilmaamay xariga Daljir iyo caburinta saxaafada

Posted on June 25, 2016 by Ducaale

Garowe(Puntland Post) Daladda ay ku midaysan yihiin ururada aan dowliga ahayn Puntland ee PUNSAA ayaa wax laga xumaado ku tilmaamtay… Sii akhri

Seynab Ismaaciil Maxamed (Tiimbiye) oo isku sharaxday xubin barlamaan oo Soomaaliya ah

Posted on June 25, 2016June 25, 2016 by Ducaale

Gudoomiye ku xigeenka dallada ururada bulshada rayidka ah ee Puntland PUNSAA, Seynab Ismaaciil Maxamed (Tiimbiye) ayaa ku dhawaaqday inay tahay… Sii akhri

Culimadda Puntland oo xal ka gaaray xiisadii ka taagnayd Carmo

Posted on June 25, 2016 by Ducaale

Garowe(Puntland Post) Culimadda Puntland ayaa ku guulaystay iney damiyaan xiisadii ka dhalatay ciidan uu watay Cabdisamad Maxamed Gallan oo uu… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close
 

Loading Comments...
 

You must be logged in to post a comment.