Gudoomiyaha guddiga doorashooyinka Puntland oo ka war bixiyay waxa u qabsoomay

Garowe(Puntland Post) Gudoomiyaha guddiga doorashooyinka KMG ah ee Puntland Mudane Axmed Maxamed Cali (Kismaayo) ayaa markii ugu horaysey waraysi uu siiyay Puntland Tv waxa uu kaga war bixiyay xaalada guddiga, waxa u qabsoomay iyo shaqooyinka adag ee horyaala.

PUNTLAND POST