Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author cph

Dowlada federalka Soomaaliya oo qaaday tilaabo ka dhan ah Kenya

Dowladda federalka Soomaaliya, ayaa mar kale waxay soo saartay go’aan ku saabsan in duulimaadyada caalamiga iyo kuwa gudaha ee tagaya… Sii akhri

Posted on October 12, 2019October 12, 2019 by cph

Abiy Ahmed oo ku guuleystay abaalmarinta caalamiga ah ee Nabadda

Posted on October 11, 2019October 11, 2019 by cph

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, Abiy Ahmed, ayaa la siiyay abaalmarinta caalamiga ah ee Nabadda ee Nobel oo la bixiyay maanta oo… Sii akhri

Ciidanka amniga Puntland oo fashiliyay Miinooyin lagu aasay Galgala iyo Balikhadar

Posted on October 11, 2019October 11, 2019 by cph

Ciidanka amniga Puntland ee PSF ayaa ku guulaystay in ay ka saaraan waddada u dhexaysa Balikhadar iyo Galgala Miinooyin ay… Sii akhri

Golaha deegaanka Garowe oo amray in shaqada laga ruqseeyo dhamaan agaasimayaasha dowladda hoose

Posted on October 10, 2019October 10, 2019 by cph

Golaha deegaanka ee degmada Garowe ayaa maanta ku dhawaaqay in kalsoonidii lagala noqday dhammaan agaasimayaasha dowladda hoose ee Garowe, kadib… Sii akhri

The Rocky Path to 2021 Elections in Somalia

Posted on October 10, 2019October 15, 2019 by cph

In 2016, when Puntland State signed up to the 2017 enhanced elections on the basis of the 4.5 power-sharing mechanism,… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo ka baaqday safarkii Kismaayo uu maanta ku tegi lahaa

Posted on October 9, 2019October 9, 2019 by cph

Madaxweynaha dowladda Puntland iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa sabab aan wali la shaacin uga baaqday safar ay maanta ku tegi… Sii akhri

Labo Haween oo muslim ah oo sanadkaan midkood ku guulaysanaysa bilada nabadda

Posted on October 9, 2019October 9, 2019 by cph

Labo hablood oo muslim ah oo kasoo kala jeeda Soomaaliya iyo Libya, ayaa iskugu soo haray abaalmarinta caalamiga ah ee… Sii akhri

Jubbaland oo sheegtay in duleedka Kismaayo ciidankeedu ku dileen saraakiil Shabaab ah

Posted on October 9, 2019October 9, 2019 by cph

Warbhaainta ku hadasha afka Jubbaland, ayaa qortay in ciidanka ammaanka Jubbaland oo hawlgallo ka sameeyay galbeedka magaalada Kismaayo ay ku… Sii akhri

Maxkamada gobolka Nugaal oo la horgeeyay eedeesanayaal loo haysto Kufsiyo ka dhacay Garowe

Posted on October 9, 2019October 9, 2019 by cph

Maxkamada darajada koowaad ee gobolka Nugaal, ayaa maanta la horkeenay eedeesanayaal kala duwan oo ku eedeysan kufsiyo ka dhacay magaalada… Sii akhri

Madaxweyne Xaaf oo soo dhoweeyay magacaabidda guddiga farsamada dhismaha Galmudug

Posted on October 9, 2019October 9, 2019 by cph

Madaxweynaha xilkiisu dhamaaday ee Galmudug, Axmed Geelle Ducaale Xaaf, ayaa dhoweeyay magacaabidda Gudiga farsamo ee Maamul dhisida Dowlad goboleedka Galmudug.… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close