Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author cph

Haraadiga Maydadka dadkii ku dhintay shilkii Itoobiya Airline oo qoysaskoodii lagu wareejiyay

Qoysaska dadkii lagu waayay diyaaraddii Ethiopian Airline ee burburtay 10-kii Maarso, 2019, ayaa lagu wareejiyay hadhaagii dadkoodii ku dhintay shilkaas… Sii akhri

Posted on October 13, 2019October 13, 2019 by cph

Kenya oo ka hadashay weerar askar looga laayay oo ka dhacay gobolka Gaarisa

Posted on October 13, 2019October 13, 2019 by cph

Dowladda Kenya ayaa xaqiijisay in tiro askartooda bilayska ah kamid ah ay naftooda ku waayeen ka dib qarax loogu qariyay… Sii akhri

Madaxweyne Trump oo cambaarayn kala kulmay Cunsuriyaynta Somalida Minneapolis

Posted on October 13, 2019October 13, 2019 by cph

Xisbiga Dimoqraadiga ee Minnesota, muslimiinta iyo ururo kale ayaa dhaleeceeyay madaxweyne Donald Trump, oo kahor yimid soo dhoweynta qaxooti badan… Sii akhri

Somaliya iyo Qatar oo kasoo horjeestay bayaan kasoo baxay jaamacadda Carabta

Posted on October 13, 2019October 13, 2019 by cph

Soomaaliya iyo Qatar ayaa diiday inay ka qeyb galaan bayaan ay qoreen wadamada ku jira jaamacadda Carabta, kuwaas oo cambaareeyay… Sii akhri

Dowladda Kenya oo sheegtay inay si dhow ula shaqeyndoonto Jubbaland

Posted on October 12, 2019October 12, 2019 by cph

Guddoomiyaha aqlabiyada barlamaanka Kenya Aadan Barre Ducaale iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa ka qeyb galay xaflada caleemo saarka madaxweynaha dowlad… Sii akhri

Murashixiinta madaxtinimada Galmudug oo kasoo horjeestay guddiga dhismaha Galmudug

Posted on October 12, 2019October 12, 2019 by cph

Qaar kamid ah murashixiinta u taagan xilka madaxtinimada Galmudug ayaa sharci darro iyo ku tumasho dastuur ku tilmaamay hannaankii loo… Sii akhri

Maxkamada gobolka Nugaal oo dambi ku weyday rag kufsi ku eedeeysnaa

Posted on October 12, 2019October 12, 2019 by cph

Maxkamadda darajada koowaad ee gobolka Nugaal ayaa maanta dambi ku weyday eedeesanayaal loo haystay inay geysteen falal kufsi ah oo… Sii akhri

Dowlada federalka Soomaaliya oo qaaday tilaabo ka dhan ah Kenya

Posted on October 12, 2019October 12, 2019 by cph

Dowladda federalka Soomaaliya, ayaa mar kale waxay soo saartay go’aan ku saabsan in duulimaadyada caalamiga iyo kuwa gudaha ee tagaya… Sii akhri

Abiy Ahmed oo ku guuleystay abaalmarinta caalamiga ah ee Nabadda

Posted on October 11, 2019October 11, 2019 by cph

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, Abiy Ahmed, ayaa la siiyay abaalmarinta caalamiga ah ee Nabadda ee Nobel oo la bixiyay maanta oo… Sii akhri

Ciidanka amniga Puntland oo fashiliyay Miinooyin lagu aasay Galgala iyo Balikhadar

Posted on October 11, 2019October 11, 2019 by cph

Ciidanka amniga Puntland ee PSF ayaa ku guulaystay in ay ka saaraan waddada u dhexaysa Balikhadar iyo Galgala Miinooyin ay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close