Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Maxkamadda ICC oo ogolaatay in la baaro xasuuqii loo geystay muslimiinta Myanmar

Maxkamadda Cadliga Adduunka ee  (ICC), ayaa oggolaatay in baaritaan buuxa lagu sameeyo, denbiyada lagu soo eedeeyay dowladda Purma ee ku… Sii akhri

Posted on November 15, 2019November 15, 2019 by News Office

Qaramada Midoobay oo $18.7 milyan oo Doollar ku bixisay gurmadka Fatahaadaha Soomaaliya

Posted on November 15, 2019November 15, 2019 by News Office

Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in ay lacag gaaraysa $18.7 milyan oo Doollar ay ku bixiyeen gurmadka fatahaadaha iyo daadadka dhowaan… Sii akhri

Muxuu ballan-qaaday Guddoomiyaha Cusub ee Baarlamanka Puntland?

Posted on November 14, 2019November 14, 2019 by News Office

Guddoomiyaha cusub ee Golaha Wakiilada dowladda Puntland, Cabdirashiid yuusuf Jibriil oo khudbad u jeediyay mudanayaasha Baarlamanka, ka hor inta aan… Sii akhri

Puntland: Madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka oo la kulmay gudoomiyaha cusub ee Baarlamanka

Posted on November 14, 2019November 14, 2019 by News Office

Madaxweynaha Dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta Qasriga Madaxtooyadda Dowladda Puntland ee Garoowe ku qaabilay Guddoomiyaha Cusub ee Baarlamaanka… Sii akhri

Abwaan Cabdirashiid Yuusuf Jibriil oo loo doortay guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland

Posted on November 14, 2019November 14, 2019 by News Office

Xildhibaannada Baarlamaanka dowladda Puntland, ayaa maanta guddoomiye cusub u doortay Cabdirashiid Yuusuf Jibriil, kadib markii ay todobaadkii hore xilka ka… Sii akhri

Muqdisho: Maxkamadda ciidamada oo dil iyo xabsi daa’in ku xukuntay xubno ku eedaysan Shabaabnimo

Posted on November 14, 2019November 14, 2019 by News Office

Maxkamadda derejada kowaad ee ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa saaka Xukun dil ah ku ridday laba xubnood oo sida… Sii akhri

Guddoomiye Mursal oo sheegay in doorashada Soomaaliya ay wakhtigeeda ku qabsoomi doonto

Posted on November 14, 2019November 14, 2019 by News Office

Guddoomiyaha aqalka hoose ee Baarlamanka dowladda Federaalka , Maxamed Mursal Sheikh Cabdiraxmaan oo ku sugan magaalada Jigjiga ee caasimadda dowlad… Sii akhri

Ra’iisul Wasaare Khayre Iyo Madaxweyne Ku-Xigeenka Midowga Yurub Oo Brussels Ku Kulmay

Posted on November 14, 2019November 14, 2019 by News Office

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xassan Cali Khayre  iyo madaxweyne ku-xigeenka Midowga Yurub, Federica Mogherini ayaa Kula kulmay magaalada Brussels… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo si adag u dhaliilay siyaasiyiinta mucaaradsan dowladdiisa

Posted on November 14, 2019November 14, 2019 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo magaalada Nayroobi kula kulmay ganacsatada Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Kenya ayaa… Sii akhri

Doorashada guddoomiyaha Baarlamanka Puntland

Posted on November 14, 2019November 14, 2019 by News Office

Doorashada guddoomiyaha Baarlamanka ee saaka dhacaysa, waxa ku tartamaya  saddex musharrax oo kala ah; Cabdijamaal Cismaan Maxamed, Cali Axmed Dhahar… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close