Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Madaxweynaha Puntland oo qaabilay Safiirka Ingiriiska ee Soomaaliya

Madaxweynaha Dowladda Puntland , Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada ee Garoowe ku qaabilay Safiirka Dowladda Ingiriiska u qaabilsan… Sii akhri

Posted on November 16, 2019November 16, 2019 by News Office

Baarlamanka Puntland oo ansixiyay guddiga doorashooyinka Puntland

Posted on November 16, 2019November 16, 2019 by News Office

Mudanayaasha Baarlamanka dowladda Puntland, ayaa maanta oo Sabtiya cod aqlabiyad leh ku ansixiyay, guddiga doorashooyinka ku meel gaarka Puntland ee… Sii akhri

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo Oo Gaaray Magaalada Dooxa Ee Dalka Qatar

Posted on November 16, 2019November 16, 2019 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xassan Cali Khayre  iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Dooxa ee xarunta dalka Qatar.… Sii akhri

Wasaaradda Qorshaynta Xukuumadda Soomaaliya oo warbixin ka soo saartay sicirka Suuqyada dalka

Posted on November 16, 2019November 16, 2019 by News Office

Wasaaradda Qorshaynta iyo maalgashiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay  warbixinta sicirka  suuqa ee October  iyo September 2019,taas oo qeyb… Sii akhri

Golaha Amniga Qaramada Midoobay oo kordhiyay cuna-qabateynta Hubka ee saaran Soomaaliya

Posted on November 16, 2019November 16, 2019 by News Office

Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay oo kulan ku yeeshay magaalada New York ee xarunta Qaramada Midoobay, ayaa kordhiyay cuna-qabateynta  hubka ee… Sii akhri

Baarlamanka Puntland oo maanta ansixin doonoa guddiga doorashooyinka Puntland

Posted on November 16, 2019November 16, 2019 by News Office

Guddiga cusub ee doorashooyinka Puntland (TPEC), ayaa saaka oo Sabtiya hortegaya mudanayaasha Baarlamanka Puntland, si ay u siiyaan codka kalsoonida.… Sii akhri

Jubaland oo faahfaahin ka bixisay dacwad ay ka gudbisay ciidamada Itoobiya

Posted on November 16, 2019November 16, 2019 by News Office

Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa warqad ay ku qorantahay dacwad ka dhan ah ciidamada Itoobiya ee aan ka tirsaneyn Amisom ee… Sii akhri

Safiirka Soomaaliya u fadhiya Ethiopia oo aqoonsiga Safiirnimo laga guddoomay

Posted on November 16, 2019November 16, 2019 by News Office

Kadib munaasabad ka dhacday xarunta madaxtooyada magaalada Addis-abab ee caasimadda dalka Itoobiya ayaa warqadaha aqoonsiga Safiirnimo loogu guddoomay Safiirka dowladda… Sii akhri

Faahfaahin: Dagaal culus ciidanka Puntland iyo Al-shabaab ku dhexmaray nawaaxiga degaanka Af-Urur

Posted on November 15, 2019November 15, 2019 by News Office

Guddoomiyaha degaanka Af-Urur ee gobolka Bari, Maxamed Geeddi Saalax oo wareysi siiyay Puntland Post, ayaa ka warbixiyay dagaal culus oo… Sii akhri

Qaramada Midoobay oo kordhinaysa Cuna-qabateynta Hubka ee saaran Soomaaliya

Posted on November 15, 2019November 15, 2019 by News Office

Maanta 15 Nofembar, 2019, waxaa gelinka dambe kulan yeelanaya Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay oo ka doodi doona kordhinta cunaqabateynta… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close