Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Doon ganacsi oo markii u horraysay burburkii kadib ku soo xiratay dekedda Baraawe

Doon sidday shixnad ganacsi ayaa markii ugu horreysay muddo ka badan soddon sanno kusoo xiratay dekadda magaalada Baraawe ee caasimadda… Sii akhri

Posted on April 22, 2024April 22, 2024 by News Office

Madaxweynaha Suuriya oo dhaliil xooggan u jeediyay dowladda Maraykanka

Posted on April 22, 2024April 22, 2024 by News Office

Madaxweynaha Suuriya, Bashaar Al-Asad ayaa markii u horreysay daah-qaaday in uu kulamo la yeeshay marar badan saraakiil Mareykanka , si… Sii akhri

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo la kulmay Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ahna Madaxa UNSOS

Posted on April 22, 2024April 22, 2024 by News Office

Wasiirka wasaaradda Gaashaandhigga ee Xukuumadda Federaalka  Soomaaliya mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa kulan kula qaatay magaalada Muqdisho, Kaaliyaha Xoghayaha Guud… Sii akhri

Saldhigyo Maraykanku ku leeyahay bariga Suuriya oo weeraro xooggan la kulmay

Posted on April 22, 2024April 22, 2024 by News Office

Labada saldhig ee ugu muhiimsan ee Mareykanku ku leeyahay bariga Suuriya ayaa saacad gudaheed dhowr weerar lagu qaaday, sida ay… Sii akhri

Maraykanka oo maalgelinta iyo Tababarka ka joojinaya Netzah guutada Yehuda ee Ciidanka Israa’iil

Posted on April 21, 2024April 21, 2024 by News Office

Maamulka Madaxweyne Joe Biden ayaa lagu soo warramayaa in uu joojinayo maalgelinta iyo tababarida Guutada 97-aad ee Netzah Yehuda ee… Sii akhri

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kulan la qaatay Xubno ka tirsan Baarlamaanka EAC

Posted on April 21, 2024April 21, 2024 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan kula qaatay xafiiskiisa, Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Urur Goboleedka… Sii akhri

Somaliland oo si weyn uga carootay dalalka G7 oo ku tilmaamay Gobol ka tirsan Soomaaliya

Posted on April 21, 2024April 21, 2024 by News Office

Somaliland ayaa sheegtay in ay si xoog leh uga caraysan tahay war-saxaafadeed ka soo baxay dalalka G7 oo lagu sheegay… Sii akhri

Antony Blinken oo Todobaadkan booqanaya dalka Shiinaha

Posted on April 21, 2024April 21, 2024 by News Office

Xoghaya Arrimaha Dibadda Mareykanka Antony Blinken ayaa lagu wadaa in todobaadkan uu u safro dalka dalka Shiinaha sida ay sheegtay… Sii akhri

Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Banaadir oo maanta bilaabaysa kiiska Sayid-Cali Macalin Daa’uud

Posted on April 21, 2024April 21, 2024 by News Office

Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Banaadir ayaa lagu wadaa in ay maanta bilowdo dhegeysiga kiiska Sayid-Cali Macalin Daa’uud oo loo haysto in… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo ku celisay in aysan wax wada-hadal ah la galayn Itoobiya

Posted on April 20, 2024April 20, 2024 by News Office

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa meesha ka saartay in Itoobiya ay wadahadal la gasho ilaa Addis Ababa ay “waxba kama jiraan”… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close