Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Dalalka G7 oo walaac ka muujiyay Heshiiskii Badda Itoobiya iyo Somaliland

Wasiirada Arrimaha Dibadda ee Wadamada G7 ayaa walaac ka muujiyay Heshiiskii Badda ee la sheegay in uu dhexmaray Itoobiya iyo… Sii akhri

Posted on April 20, 2024April 20, 2024 by News Office

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo shaacisay in uu baaqday Shirkii Golaha Wada-Tashiga Qaran

Posted on April 20, 2024April 20, 2024 by News Office

Shirkii ay Sabtida maanta ah yeelan lahaayeen golaha wadatashiga qaranka ayaa dib loo dhigay “sababo farsamo” awgeed, sida lagu sheegay… Sii akhri

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo baaq ka soo saartay colaad ka taagan degaannada Koonfur Galbeed

Posted on April 19, 2024April 19, 2024 by News Office

Wasaaradda arrimaha gudaha dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku baaqday in la joojiyo dagaal beeleedyo ka socda degaanno ka tirsan maamulka… Sii akhri

Taliyihii Ciidamada Milatariga Kenya oo ku geeriyooday shil diyaaradeed

Posted on April 19, 2024April 19, 2024 by News Office

Madaxweynaha dalka Kenya William Ruto ayaa sheegay in taliyihii ciidamada milateriga ee dalkaasi iyo sagaal qof oo kale inay ku… Sii akhri

Aqalka Senatka Maraykanka oo buriyay xilka xayuubintii Alejandro Mayorkas

Posted on April 19, 2024April 19, 2024 by News Office

Golaha Senatka Mareykanka ayaa gebi ahaanba meesha ka saaray dhammaan eedihi uu Aqalka Wakiillada xilka uga xayuubiyay Xoghayaha Amniga Gudaha… Sii akhri

Maxamuud Cabbaas oo diiday qorshe uu u soo bandhigay Madaxweynaha Maraykanka

Posted on April 18, 2024April 18, 2024 by News Office

Madaxweynaha Falastiin, Maxamuud Cabbaas ayaa la sheegayaa in uu diiday qorshe halis ku ah in Falastiin noqoto dowlad madax-bannaan oo… Sii akhri

Madaxweyne Erdogan oo sheegay in Israel ka mas’uul tahay xiisadda Bariga dhexe

Posted on April 18, 2024April 18, 2024 by News Office

Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdogan, ayaa sheegay in Ra’iisal Wasaaraha Israel, Benjamin Netanyahu iyo madaxda kale ee Israa’iil oo keliya… Sii akhri

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo ka qayb galay Shirka Wasiirada Maaliyadda Afrika iyo Bankiga Adduunka

Posted on April 18, 2024April 18, 2024 by News Office

Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federal ka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa ka qeyb galay shirka guud ee Wasiirada Maaliyadda Dalalka… Sii akhri

Golaha Ammaanka Qaramada Midoobey oo cod u qaadaya in Falastiin loo aqoonsado dal madax-bannaan

Posted on April 17, 2024April 17, 2024 by News Office

Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobey ayaa maanta oo Arbaco ah la horgeynaya qaraar ay soo diyaariyeen dalalka Carabta oo cod… Sii akhri

Taliska Ciidamada Difaaca Puntland oo shir deg deg ah ku yeeshay Xarunta Madaxtooyada Boosaaso

Posted on April 17, 2024April 17, 2024 by News Office

Taliyaha Guud ee Ciidamada Difaaca Puntland Gen. Aadan Cabdi Xaashi ayaa shir deg deg ah la qaatay saraakiisha Ciidamada Daraawiishta… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close