Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Sacuudiga iyo Pakistan oo ku baaqay in xabbad-joojin deg deg ah laga hirgeliyo marinka Gaza

Sucuudiga iyo Pakistan ayaa si wadajira ugu baaqay xabbad-joojin degdeg ah oo laga gaaro dagaalka ka socda marinka Gaza. Wasiirada… Sii akhri

Posted on April 17, 2024April 17, 2024 by News Office

Saraakiisha Mareykanka oo ka walaacsan xiisadda sii kordhaysa ee Israa’iil iyo Iran

Posted on April 17, 2024April 17, 2024 by News Office

Mas’uuliyiinta Mareykanka ayaa shaaciyay in ay rumaysanyihiin Iran si dhaqso ah in ay uga jawaabi doonto weerar kasta oo Israa’iil… Sii akhri

Madaxweynaha Soomaaliya oo Shir ku casumay Madaxda Dowlad Goboleedyada dalka

Posted on April 16, 2024April 16, 2024 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Shir ku casumay Madaxda Dowlad Goboleedyada dalka iyo Maamulka Gobolka Banaadir. Madaxweynaha… Sii akhri

Maraykanka oo Israa’iil ugu baaqay in aysan jawaab celin ka bixin weerarkii Iran

Posted on April 16, 2024April 16, 2024 by News Office

Dowladda Maraykanka ayaa ugu baaqday Israa’iil in ay is xakamayso, isla markaana ay ka fogaato in ay weerar jawaab celin… Sii akhri

Sacuudiga oo si deg deg ah u beeniyay war laga baahiyay Telefishinka Israa’iil

Posted on April 16, 2024April 16, 2024 by News Office

Sacuudiga ayaa si deg deg ah u beeniyay war ku saabsan xiisadda Israa’iil iyo Iran oo laga baahiyay telefishinka dowladda… Sii akhri

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya iyo wefdi uu hoggaaminayo oo Shir kaga qayb galaya Washington DC

Posted on April 16, 2024April 16, 2024 by News Office

Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Washington DC ee dalka… Sii akhri

Israa’iil oo isu diyaarinaysa in ay weerar ku qaaddo Iran

Posted on April 16, 2024April 16, 2024 by News Office

Wasaaradda Difaaca Mareykanka ayaa xaqiijisay in ay Israa’iil go’aansan doonto weerar ay ku qaado Iran , si ay uga jawaabaan… Sii akhri

Kenya oo walaac ka muujisay heshiis dhinaca Korontada ah oo ay la gashay Itoobiya

Posted on April 15, 2024April 15, 2024 by News Office

Kenya ayaa soo bandhigtay walaaca ay ka qabto heshiis dhinaca korontada ah oo ay la gashay Itoobiya , sababo la… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo ugu baaqday Israa’iil iyo Iran in ay xakameeyaan colaadda labada dhinac ee sii huraysa

Posted on April 15, 2024April 15, 2024 by News Office

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay si weyn uga walaacsan tahay xiisadda ka taagan bariga dhexe, iyada oo ugu… Sii akhri

Israa’iil oo Masar ku cadaadinaysa in ay cod u raadiso Cambaareynta Iran

Posted on April 15, 2024April 15, 2024 by News Office

Israa’iil ayaa ku cadaadinaysa Masar in ay hoggaamiso codka waddamada Carabta , si ay u cambaareeyaan weerarkii ay Iran ku… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close