Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Taliyaha qaybta gobolka Nugaal oo diiday xilka qaadistii lagu sameeyey

Taliyaha qaybta gobolka Nugaal G/sare Cabdirashid Maxamuud Ow xuseen ayaa goor dhaweyd sheegay inaan xilka looga qaadin wado sharci ah… Sii akhri

Posted on September 5, 2017September 5, 2017 by News Office

Xildhibaan aqalka sare ah oo lagu weeraray Muqdisho

Posted on September 5, 2017September 5, 2017 by News Office

Mid kamid ah Xildhibaanada baarlamaanka aqalka sare ayaa lagu weeraray magaalada Muqdisho, xilli uu marayey degmada Hodan . Xildhibaan Xuseen… Sii akhri

Taliyaha qaybta gobolka Nugaal oo xilka laga qaaday

Posted on September 5, 2017September 5, 2017 by News Office

Digreeto kasoo baxday xafiiska taliye ku xigeenka ciidanka Booliiska Puntland Bille Faarax Cali ayaa xilka looga qaaday taliyihii qaybta booliiska… Sii akhri

Masar oo ka hadashay weerarkii Buulo-Gaduud

Posted on September 4, 2017September 4, 2017 by News Office

War qoraala oo kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibada Masar ayaa lagu cambaareeyey weerarkii kooxda Al-shabaab ku qaadeen xero ciidamada dowladdu… Sii akhri

Maamulka Hiiraan oo lala xisaabtamayo iyo qaban qaabada doorashada oo Jowhar ka socota

Posted on September 4, 2017September 4, 2017 by News Office

Baarlamaanka Hirshabeelle ayaa sheegay inay la xisaabtamayaan maamulka gobolka Hiiraan kuwaas oo lagu eedeeyey inay wadaan kala qaybsanaan. Xildhibaan Maxamed… Sii akhri

Maamulka gobolka bari oo gacanta ku dhigay nin Magafe ah

Posted on September 4, 2017 by News Office

Maamulka gobolka Bari ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen Nin magafe ah oo dadka ka tahriibin jiray magaalada Bosaso ,… Sii akhri

Gollaha amaanka oo Mudadda u kordhiyey AMISOM

Posted on August 31, 2017 by News Office

Ciidamada AMISOM ee howlgalka nabad ilaalinta u jooga Soomaaliya ayaa la kordhiyey mudadda ay sii joogayaan gudaha dalka Soomaaliya, waxayna… Sii akhri

Ilmomadaxa ka xanuunsan oo u baahan caawin

Posted on August 31, 2017August 31, 2017 by News Office

Maamo Asli Sakariye waxay Garowe ku haysa ilmo yar oo ay ayeeyo utahay madaxa ayuu ka xanuusan yahay siday sheegeen… Sii akhri

Madaxweynaha Koonfur galbeed oo tababar u furay ciidan

Posted on August 30, 2017 by News Office

Madaxweynaha maamulka Koonfur galbeed Shariif Xasan Shiikh Aadan ayaa maanta oo Arbaco ah magaalada Baydhabo wuxuu tababar uga furay ciidamo… Sii akhri

Kala sooca shillin Soomaaliga oo Garowe wali ka socota iyo dowladda oo xal u heli la

Posted on August 30, 2017August 30, 2017 by News Office

Waxaa saakadii hore xirna suuqa ugu weyn Garowe , kadib markii ganacatada Suuqaasi sheegeen in dowladdu ka qaadan weyday lacagtii… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close