Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Akhriso qodobo laga soo saaray Shirkii Puntland iyo Galmudug uga socday Gaalkacyo

Waxaa maanta qodobo laga soo saaray shir magaalada Gaalkacyo muddo 5 barri ah uga socda maamulada Puntland iyo Gal-mudug, Shirka… Sii akhri

Posted on September 8, 2017September 8, 2017 by News Office

Ra’iisul wasaare Khayre oo la kulmay wefti ka socda Bangiga Adduunka

Posted on September 7, 2017 by News Office

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre iyo madaxa geeska Afrika u qaabilsan Bangiga adduunka Bella Bird ayaa maanta kullan kuwada… Sii akhri

Wefti ka socda dowladda Turkiga oo gaaray Bangladesh

Posted on September 7, 2017 by News Office

Wefti ka socda dowladda Turkiga ayaa maanta oo Khamiisa gaaray dalka Bangladesh kuwaas oo caawintoona Muslimiinta Rohngya ee Burma xasuuqayso,… Sii akhri

Daawo Go’aamadii Puntland kasoo saartay Sh. Soomaaliga

Posted on September 7, 2017September 7, 2017 by News Office

Halkan waxaa idiin kusoo gud binayna muuqaalkii shirkii maanta ay isugu yimaadeen Wasiiradda , wasaaradaha Maaliyadda , Arrimaha gudaha iyo… Sii akhri

Puntland oo ga’aan kasoo saartay lacagta Sh. Soomaliga

Posted on September 7, 2017September 7, 2017 by News Office

Waxaa maanta shir isugu yimi wasaaradda Maaliyadda , Wasiirka wasaaradda Maaliyadda Puntland, wasiirka arrimaha gudaha iyo xubno kasocday bangiyada dowladda,… Sii akhri

Gal-mudug oo ka hadashay xarigga weriye Rooble

Posted on September 7, 2017 by News Office

Maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Gal-mudug ayaa ka hadlay xarigga weriye Rooble Maxamed Dirir oo ku xirna dalka Jabuuti muddo 2… Sii akhri

Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland oo booqday deegaanka Goob weyn

Posted on September 6, 2017 by News Office

Madaxweyne ku xigeenka maamulka Jubbaland Suldaan Cabdulqaadir Xaaji Maxamed ( Luga dheere) iyo wefti uu hogaaminayo ayaa booday shalay galab… Sii akhri

Dadka ku nool degmada Qansaxdheere oo Macaluul soo wajahday

Posted on September 6, 2017 by News Office

Wararka aan ka helayno gobolka Baay ayaa sheegaya in degmada Qansaxdheere dadka ku nool ay soo wajahday Macaluul iyo Gaajo… Sii akhri

Jowhar: Musharixiinta Hirshabeelle oo la diiwan galinayo iyo amaanka oo la adkeeyey

Posted on September 6, 2017 by News Office

Ammaanka magaalada Jowhar ayaa si adag loo adkeeyey waxaana wadooyinka iyo goobaha qaarkood ku sugan ciidamada Midowga AMISOM , waxaana… Sii akhri

Somaliland oo xirtay Shiikh Aadan Sunni

Posted on September 6, 2017September 6, 2017 by News Office

Maamulka Soomaaliland ayaa xiray Shiikh Aadan Sunni oo laga yaqaan inta badan dhulka Soomaalida, Shiikha ayaa xalay ciidamada ammaanku udaadeen… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close