Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Ciidamada amaanka oo howlgalo ka billaabay Baydhabo

Ciidamada amaanka dowladda federaalka iyo kuwa maamulka Koonfur galbeed oo is garabsanaya ayaa saaka howlgalo ka billaabay magaalada Baydhabo ee… Sii akhri

Posted on September 13, 2017September 13, 2017 by News Office

Weriye ku dhaawacmay Qaraxii Baladweyne oo ku geeryooday Muqisho

Posted on September 13, 2017September 13, 2017 by News Office

Allaha unaxariista waxaa xalay saqdii dhexe ku geeryooday Isbitaalka Erdogan Ex Digfeer ee magaalada Muqdisho weriye Cabdullaahi Cismaan Macalin oo… Sii akhri

Puntland oo markii ugu horaysay ka hadashay arrinta Qalbi-dhagax

Posted on September 12, 2017September 12, 2017 by News Office

Maamulka Puntland ayaa dowladda Soomaaliya ku taageertay arrinta qalbidhagax loogu gacan galiyey Ehiopia, waxayna ku sheegtay tallaabo wanaagsan. Wasiiru dowlaha… Sii akhri

6 Shaqaale gar gaar oo lagu afduubtay gobolka Baay

Posted on September 12, 2017September 12, 2017 by News Office

Sida ay noo xaqiijiyeen Saraakiisha amaanka gobolka Baay , waxaa Tuullada Garas Mooshin oo ka tirsan gobolkaas lagu afduubtay 6… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Khayre oo ballan qaaday inuu mushaharkiisa 100 arday waxbarasho kaga bixinayo

Posted on September 11, 2017 by News Office

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa ballan qaaday inuu mushaharkiisa waxbarasho Jaamacadeed kaga bixin doono 100 arday oo ka… Sii akhri

Khudbadaha Musharixiinta Hirshabeelle oo maanta billaamaysa

Posted on September 11, 2017 by News Office

Waxaa maanta oo Isniina magaalada Jowhar ka billaamaysa khudbahada Musharaxiinta u tartamaysa Madaxweynaha Hirshabeelle , waxayna kaga hadli doonaan taariikh… Sii akhri

Muqdisho: Ra’iisul wasaare Khayre oo xarigga ka jaray xafiis lagu qaban doono Cabashooyinka

Posted on September 10, 2017 by News Office

Waxaa magaalada Muqdisho laga hirgaliyey xafiis lagu sheegay in lagu qabanayo cabshooyinka dadka ee la xariira dhinacayada Cadaaladda iyo tallo… Sii akhri

Wefti ka socda Wasaaradaha Caafimaadka dowaladda federaalka iyo maamulada oo Garowe yimi

Posted on September 10, 2017 by News Office

Wefti ka socda wasaaradaha caafimaadka Dowladda federaalka iyo maamulada dalka ayaa maanta yimi Garowe, waxaana soo dhaweeyey masuuliyiin ka tirsan… Sii akhri

Wasaaradda waxbarashada Puntland oo sagootisay 20 arday oo deeq barasho u aaday Suudaan

Posted on September 10, 2017 by News Office

Wasaaradda Waxbarashada iyo tacliinta sare Puntland ayaa maanta 20 arday udiratay deeq waxbarasho oo dalka Suudaan ah , kuwaas oo… Sii akhri

Wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare oo xustay maalinta akhriska iyo Qoraalka

Posted on September 9, 2017September 10, 2017 by News Office

Wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ee dowladda Puntland ayaa maanta dhigtay munaasabad lagu maamuusayay maalinta caalamiga ah ee Akhris-Qorista aduunka,… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close