Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Puntland iyo Galmudug oo qodobo ka soo saaray kulan Gaalkacyo lagu qabtay

Kulan ay maanta magaalada Gaalkacyo ku yeesheen guddiyada nabadgelyada gobolka Mudug ee Puntland iyo Galmudug ayaa laga soo saaray qodobo… Sii akhri

Posted on September 25, 2017September 25, 2017 by News Office

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Washington kula kulmay Madax ka tirsan Bangiga Adduunka

Posted on September 25, 2017 by News Office

Washington 25, September 2017—Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo isaga iyo wafdi uu hogaaminayo ku sugan… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo kulan talo-wadaag ah la yeeshay qaar ka mid ah Ururrada Bulshada Rayidka ah

Posted on September 25, 2017 by News Office

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan talo-wadaag ah la qaatay qaar kamid ah Ururrada Bulshada Rayidka… Sii akhri

Shirweyne ku saabsan midaynta hannanka maaliyadda dalka oo berri Garoowe ka furmaya.

Posted on September 25, 2017 by News Office

Shir weyne ku saabsan midaynta Hannaanka Maaliyadda Dalka oo u dhexeeya Wasaaradda Maaliyadda Federaalka iyo kuwa maamulgoboleedyada ayaa maalinta berri… Sii akhri

Weerar lagu qaaday Kaniisad ku taalla Dalka Maraykanka

Posted on September 24, 2017September 25, 2017 by News Office

Mas’uuliyiinta gobolka Tennessee ee Dalka Maraykanka ayaa sheegay in 8 ruux ku dhaawacmeen toogasho ka dhacday Kaniisad ku taalla degaanka… Sii akhri

Saldhigyo Al-shabaab ku lahaayeen SH/Hoose oo la burburiyey.

Posted on September 24, 2017 by News Office

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa burburiyey saldhigyo Al-shabaab ku lahaayeen degaanno hoosyimaada degmada Qoryooley ee gobolka Shabeellaha hoose,sida ay ku… Sii akhri

Dowladda oo ka hadashay heshiis ay la gashay Ha’yadda ICAO

Posted on September 14, 2017September 14, 2017 by News Office

Wasiirka duulista hawada Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Salaad (Oomaar) oo la hadlay Idaacadda BBC-da laanteed afka Soomaaliya ayaa ka hadlay heshiiskii… Sii akhri

Ciidamada Somaliland oo qabtay Khamri iyo Maan dooriyayaal kale

Posted on September 14, 2017September 14, 2017 by News Office

Ciidamada booliiska Somaliland ayaa deegaanka Bali Harac oo ka tirsan gobolka Sool waxay kasuu qabteen waxyaalaha Maanka dooriya oo ay… Sii akhri

Dowladda Federaalka iyo Ha’yadda ICAO oo kawada hadlay hawada Soomaaliya

Posted on September 14, 2017September 14, 2017 by News Office

Dowladda Soomaaliya iyo Ha’yadda ICAO oo maammusha Hawada Soomaaliya ayaa shalay Shir ku yeeshay magaalada Nairobi ee dalka Kenya ,… Sii akhri

Bandhig Carweedka buugaagta oo maanta Muqdisho ka furmay

Posted on September 13, 2017 by News Office

Waxaa maanta oo arbaco ah magaalada Muqdisho ka furmay bandhig Carweedka buugaagta Muqdisho , waxaa ka qay galay Wasiiro ,… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close