Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

3 ruux oo ku dhintay dagaal beeleed ka dhacay gobolka Mudug

Wararka naga soo gaaray gobolka Mudug ayaa sheegaya in dagaal beeleed uu ka dhacay degaanka Godad ee Bariga Gobolka Mudug,… Sii akhri

Posted on August 30, 2017 by News Office

Al-shabaab oo weerartay fariinsin ciidamada Kenya ku leeyihiin xuduudda

Posted on August 30, 2017 by News Office

Ciidamada dalka Kenya ee jooga inta u dhaxaysa Ceel waaq iyo Kutulo ayaa heegan sare laga liyey, kadib markii Kooxda… Sii akhri

Daawo Waraysi gaara oo duqa degmada EYL siiyey PUNTLAND POST

Posted on August 29, 2017August 29, 2017 by News Office

Duqa degmada EYL Muuse Cismaan Yuusuf oo waraysi gaara siiyey warbaahinta Puntland Post ayaa ka hadlay xaalada degmada , baahiyaha… Sii akhri

PUNSAA, TPEC iyo Saferworld oo heshiis kala saxiixday

Posted on August 29, 2017August 29, 2017 by News Office

Guddiga Doorashooyinka Puntland, Dallada Ururada aan Dowliga aheyn ee Puntland “PUNSAA” iyo Hay’adda Saferworld ayaa maanta oo Tallaado ah Garowe… Sii akhri

Madaxweynihii xilka laga qaaday Hirshabeelle oo lagu soo dhaweeyey Baladweyne

Posted on August 29, 2017August 29, 2017 by News Office

Madaxweynihii xilka laga qaaday maamulka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa maanta gaaray magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan , waxaana… Sii akhri

Shir looga hadlayo Hanaanka Maaliyadda oo Muqdisho ka furmay

Posted on August 29, 2017 by News Office

Waxaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho ee caasumadda dalka shir looga hadlayo Hanaanka Maaliyadda Soomaaliyeed, oo ay soo qaban qaabisay… Sii akhri

Gudoomiyaha gobolka Owdal oo shaqadii laga joojiyey

Posted on August 29, 2017 by News Office

Warqad kaso baxday xafiiska madaxweyne ku xigeenka Soomaaliland Cabdiraxmaan Cabdillahi Ismaaciil Saylici ayaa shaqadii looga joojiyey gudoomiyah gobolka Owdal, waxaana… Sii akhri

Juxa oo ka hadlay go’aankii wasiiradda looga mamanuucay Baraha bulshada

Posted on August 29, 2017 by News Office

Wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya Cabdi Faarax Siciid Juxaa oo la hadlay BBC-da ayaa ka hadlay go’aankii dowladda federaalku kaga joojisay… Sii akhri

Daawo Shirkii Jaraa’id Taliyaha Booliiska Puntland kaga hadlayey shaqo joojinta lagu sameeyey

Posted on August 28, 2017 by News Office

Warsidaha Puntland Post wuxuu idiin soo gud binaya Muuqaalka Shirkii Jaraa’id ee Taliyaha booliiska Puntland oo madaxweyne ku xigeenka Puntland… Sii akhri

Shir looga hadlayo Qaxootiga Soomaaliyeed oo ka furmay Muqdisho

Posted on August 28, 2017 by News Office

Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka fumay Shir looga hadlayo Qaxootiga Soomaaliyeed ee kasoo laabanaya Kenya iyo barakacayaasha ku sugan gudaha… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close