Duqa degmada EYL Muuse Cismaan Yuusuf oo waraysi gaara siiyey warbaahinta Puntland Post ayaa ka hadlay xaalada degmada , baahiyaha ka jira , taariikhda soo jireenka ah ee EYl iyo wadooyin laami ah oo ka socda degmada oo lagu dhisayo Mashuurca JBLG.
Muuse ayaa sheegay in degmada inta badan dadkii dagana ay ka tageen islamarkaana ay u baahan tahay inay maalgashtaan Ummadda Soomaaliyeed.
Duqa waxaa waraysaty wariye Xasan Baashe oo ka tirsan Puntland Post Hadaba halkan ka daawo Waraysiga oo arrimo badan ka hadlaya.
PUNTLAND POST
XASAN BASHE.