Gudoomiyaha gobolka Owdal oo shaqadii laga joojiyey

Warqad kaso baxday xafiiska madaxweyne ku xigeenka Soomaaliland Cabdiraxmaan Cabdillahi Ismaaciil Saylici ayaa shaqadii looga joojiyey gudoomiyah gobolka Owdal, waxaana lagu eedeyey sida ku cad warqada inuu gudan waayey shaqadii gobolka.

Madaxweyne ku xigeenka ayaa sheegay in cabasho uga timi shacabka gobolka, gudoomiyaha ayuu ku sheegay inuu ka seexday shaqadii loo igmaday.

Wuxuu amray in shaqadii laga joojiyey si kumeel gaara, shaqadana uu ku wareejiyo gudoomiye ku xigeenka gobolka Owdal.

Halkan ka akhriso Warqada


PUNTLAND POST