Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Desk

Puntland oo gargaar gaarsiisay Dhinowda

Mas’uuliyiin ka tirsan Puntland ayaa deegaanka Dhinowda oo ka tirsan degamada Jariiban ee gobolka Mudug gaarsiiyay gargaar kala duwan oo… Sii akhri

Posted on September 17, 2026September 17, 2026 by Desk

Xamse: Ma siyaasadeyno dhaqaalaha aan siino dowlad goboleedyada

Posted on September 16, 2026September 16, 2026 by Desk

Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya aysan siyaasadeyn dhaqaalaha ay siiso dowlad goboleedyada, isaga oo… Sii akhri

Shiinaha oo u goodiyay Somaliland

Posted on September 16, 2026September 16, 2026 by Desk

Dowladda Shiinaha ayaa si adag uga hadashay hadal uu maalin ka hor madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Cirro ka jeediyay dalka Maraykanka,… Sii akhri

Sacuudiga oo sheegay in la weeraray magaaalada barakaysan ee Maka

Posted on September 16, 2026September 16, 2026 by Desk

Dowladda Sacuudiga ayaa sheegtay in ay soo riday diyaarad aan duuliye lahayn oo ururka Xuutiyiinta Yemen ku soo weerartay magaalada… Sii akhri

Puntland oo baaq u dirtay dadka degan dhulka iyo dhismayaasha dowladda

Posted on September 15, 2026September 15, 2026 by Desk

Puntland ayaa ugu baaqday dadka degan dhulka iyo dhismayaasha dowladda in ay si degdeg u baneeyaan oo raadsadaan meel ay… Sii akhri

Maraykanka oo safiir cusub u magacaabay Soomaaliya

Posted on September 15, 2026September 15, 2026 by Desk

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa safiir rasmi ah u magacaabay Soomaaliya, kaas oo baddelaya safiirkii hore Richard H. Riley oo… Sii akhri

Cirro oo ka hadlay wada shaqaynta Somaliland iyo Puntland

Posted on September 15, 2026September 15, 2026 by Desk

Mahadka Hudson ee dalka Maraykanka ayaa madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cirro wax ka weydiiyay xiriirka iyo wada shaqaynta ka dhexeeya… Sii akhri

Puntland oo xirtay saraakiil ciidan oo ka dhoofi lahaa garoonka Boosaaso

Posted on September 14, 2026September 14, 2026 by Desk

Puntland ayaa maanta saraakiil ciidan iyo odayaal dhaqan ku xayirtay garoonka diyaaradaha magaalada Boosaaso, kuwaas oo la sheegay in ay… Sii akhri

Xaawo Aadan Camey oo ka mid ahayd haldoorka Puntland oo geeriyootay

Posted on September 14, 2026September 14, 2026 by Desk

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid Xaawo Aadan Maxamed Camey oo maanta ku geeriyootay magaalada… Sii akhri

Sheekh Khaakir oo laga reebay doorashada ku celiska ah ee Galmudug

Posted on September 14, 2026September 14, 2026 by Desk

Guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka qaranka Soomaaliya ayaa ururka Towfiiq ee hoggaamiyo Sheekh Maxamed Shaakir ka reebay doorashada celiska ah ee… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close