Wasiirada difaaca Soomaaliya iyo Shiinaha oo kulan yeeshay
Wasiirka gaashaandhigga xukuumadda federaalka Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi ayaa kulan la yeeshay wasiirka difaaca Shiinaha, Admiral Dong Jun, kaas oo… Sii akhri
Wasiirka gaashaandhigga xukuumadda federaalka Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi ayaa kulan la yeeshay wasiirka difaaca Shiinaha, Admiral Dong Jun, kaas oo… Sii akhri
Magaalada Garoowe waxaa maanta soo gaaray wafuud kala duwan oo isugu jira siyaasiyiin, aqoonyahano iyo bulshada rayidka, kuwaas oo ka… Sii akhri
Allaha u naxariistee waxaa saacadihii la soo dhaafay geeriyooday Maxamed Aweys Muudey (Boqorka Bartamaha) iyo Xasan Kaafi Cabdiraxmaan (Qoyste), kuwaas… Sii akhri
Taliska qaybta booliska gobolka Mudug ayaa sheegay in la qabtay Sakariye Cabdiqaadir Xirsi oo ku eedeysan in uu habeen hore… Sii akhri
Dawladda Jabuuti ayaa markale ku celisay in aysan oggolayn in saldhigyada milateri ee ku yaalla dalkeeda laga weeraro Xuutiyiinta Yemen.… Sii akhri
Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya, Wang Yu ayaa Muqdihso kula kulmay taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliya, Gen. Ibraahim Maxamed Maxamuud. Kulanka… Sii akhri
Puntland ayaa war-saxaafadeed ka soo saartay duqeyn xalay ka dhacday buuraleyda Calmadow ee gobolka Sanaag. War-saxaafadeedka waxaa lagu sheegay in… Sii akhri
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Xamse Cabdi Barre ayaa maanta faray dhammaan wasiirrada iyo mas’uuliyiinta kale ee dowladda in si buuxda… Sii akhri
Duqaymo dhanka cirka ah ayaa xalay ka dhacay buuraleyda Calmadow ee gobolka Sanaag, halkaas oo ay ku dhuumaalaystaan maleeshiyaad ka… Sii akhri
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa war-saxaafadeed ay soo saartay ku cambaaraysay weerar la fashiliyay oo la sheegay in Xuutiyiinta Yemen ku… Sii akhri