Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Desk

Wafdi Maraykan ah oo hoggaaminayay Ronny Jackson oo la kulmay Axmed Madoobe

Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maanta magaalada Kismaayo kula kulmay wafdi uu hogaaminayay xildhibaan Ronny Jackson, oo… Sii akhri

Posted on August 3, 2026August 3, 2026 by Desk

Kor u qaadidda dhaqanka iyo wax-barashada dhallinta Soomaalida ee Minnesota! Q. 2-aad

Posted on August 3, 2026August 3, 2026

Dugsiyada qur’aanka markay iskuullada fasax yihiin Waxaa arrin dhiiri gelin mudan ah in Dugsiyada Qur’aanka ay ka fekeraan diyaarinta barnaamijo… Sii akhri

Puntland oo saldhig Maraykanka ka siisay Boosaao

Posted on August 2, 2026August 2, 2026 by Desk

Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni oo ay weheliyaan xubno wasiiro, saraakiil ciidan iyo la-taliyaal ah ayaa maanta magaalada Boosaaso shir… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo kulan la qaatay taliyaha Calmiskaad iyo saraakiil kale

Posted on August 2, 2026August 2, 2026 by Desk

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo ku sugan magaalada Boosaaso ayaa maanta kulan la qaatay taliyaha aaga Calmiskaad Col. Maxamuud… Sii akhri

Askar ku dhimatay qarax ka dhacay Calmiskaad

Posted on August 2, 2026August 2, 2026 by Desk

Wararka ka imanaya buuraleyda Calmiskaad ee gobolka Bari ayaa sheegaya in ugu yaraan 10 askari ku geeriyootay qarax miino oo… Sii akhri

Ra’iisul Wasaare Xamse oo ka degay Laascaanood

Posted on August 2, 2026August 2, 2026 by Desk

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta ka degay magaalada Laascaanood ee xarunta maamulka Waqooyi Bari, halkaas… Sii akhri

Kor u qaadidda dhaqanka iyo wax-barashada dhallinta Soomaalida ee Minnesota! Q. 1-aad

Posted on August 2, 2026August 2, 2026

Mareykanka qaxootinimo baan ku nimid waana laynagu soo dhoweeyay! Minnesota waa gobolka ay ku noolyihiin tirada ugu badan ee shacabka… Sii akhri

Deni oo baajiyay khudbad uu ka jeedin lahaa Garoowe

Posted on August 1, 2026August 2, 2026 by Desk

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa sabab aan la ogayn u baajiyay khubad uu caawa ka jeedin lahaa munaasabad ka… Sii akhri

Puntland oo si weyn u xustay 1-da Agoosto

Posted on August 1, 2026August 1, 2026 by Desk

Caasimadda Garoowe waxaa maanta ka dhacay dabaal-deg weyn oo lagu xusay sanad-guurada 28-aad ee ka soo wareegtay markii dhidibada loo… Sii akhri

Somaliland: Taliye Maraykan ah oo kulan la qaatay Cirro

Posted on August 1, 2026August 1, 2026 by Desk

Taliyaha Ciidamada Hawl-gallada Gaarka ah ee Maraykanka ee Afrika Major General Claude K. Tudor Jr. iyo wafdi uu hoggaaminayo oo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close