Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Desk

Bannaanbaxyo roob doon ah oo maanta ka qabsoomay Puntland

Waxaa maanta guud ahaan gobollada Puntland lagu qabtay isu soo baxyo roob doon ah oo alle looga baryay in uu… Sii akhri

Posted on March 3, 2026March 3, 2026 by Desk

Hadalladii laga jeediyay shirkii Puntland iyo xildhibaannada Federaalka

Posted on March 3, 2026March 3, 2026 by Desk

Puntland oo shir wadatashi ah la yeelatay xildhibaanada ku matala Federaalka

Posted on March 2, 2026March 3, 2026 by Desk

Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni ayaa caawa guddoomiyey shirka wadatashiga ah oo ay yeesheen Puntland iyo xildhibaannada Puntland ku metela labada… Sii akhri

Villa Somalia: Waa gardarro duqeymaha Iiraan ee Qatar iyo Urdun

Posted on March 2, 2026March 2, 2026 by Desk

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhanka telefoonka kula hadlay Boqorka Urdun Boqor Cabdalla binu Al-Xuseen iyo Amiirka dowladda Qatar… Sii akhri

Soomaaliya: Maraykanka waxaan u aragnaa saaxiib istaraatiiji ah oo muhiim ah

Posted on March 2, 2026March 2, 2026 by Desk

Wasiirka arrimaha bibadda Soomaaliya Cabdisalaam Cabdi Cali ayaa maanta Muqdisho kula kulmay ku-xigeenka safiirka Maraykanka Justin Davis, waxayna ka wadahadleen… Sii akhri

Qiimaha shidaalka adduunka oo kor u kacay

Posted on March 2, 2026March 2, 2026 by Desk

Qiimaha shidaalka adduunka ayaa sare u kacay, kaddib markii dhowr markab lagu weeraray meel u dhow marin-biyoodka istaraatiijiga ah ee… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo ka hadlay xildhibaanada lagu celiyay Muqdisho

Posted on March 2, 2026March 2, 2026 by Desk

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa si adag u cambaareeyay go’aankii dowladda Federaalka ku celisay diyaarad siday xildhibaano ka tirsan… Sii akhri

Puntland oo ruqsaddii kala noqotay shirkadda diyaaradaha Daallo

Posted on March 2, 2026March 2, 2026 by Desk

Wasaaradda Duulista Hawada iyo Garoomada Puntland ayaa ruqsaddii duulimaadyada kala noqotay shirkadda diyaaradaha Daallo. Puntland waxay ku eedeeysay shirkadda Daallo… Sii akhri

Puntland oo ka hadashay diyaarad laga celiyay Garowe

Posted on March 1, 2026March 1, 2026 by Desk

Wasiirka Warfaafinta Puntland Maxamuud Caydiid Dirir ayaa sheegay in amar ka yimid Muqdisho lagu celisay diyaarad ay leedahay shirkadda Daallo… Sii akhri

Puntland iyo Jubaland oo u yeertay xildhibaanada ku matala Federaalka

Posted on March 1, 2026March 1, 2026 by Desk

Madaxweynayaasha Siciid Deni iyo Axmed Madoobe ayaa wadatashi ugu yeertay xildhibaanada labada aqal ee Federaalka ku matala dowlad goboleedyada Puntland iyo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close