Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Desk

Madaxweyne Xasan Sheekh oo u baxay safar aan la shaacin

Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta safar aan la shaacin oo saacado qaadan doona ugu baxay dalka… Sii akhri

Posted on June 21, 2026June 21, 2026 by Desk

Israa’iil oo qorsheynaysa in ay gujisyo u soo dirto xeebaha Soomaaliya

Posted on June 21, 2026June 21, 2026 by Desk

Israa’iil ayaa qorsheynaysa in ay gujisyadooda casriga ah ee dalka Jarmalku u sameeyay ee nooca Dolphin-class ay gayso xeebaha Soomaaliya,… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo ku dhawaaqay shaqaalaysiin dhalinyaro

Posted on June 21, 2026June 21, 2026 by Desk

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa shaaciyay in xukuumaddiisa ay dhawaan qaadan doonto 100 dhalinyaro ah oo ka mid noqonaya… Sii akhri

Puntland, Jubaland iyo mucaaradka Muqdisho oo isku raacay hannaan doorasho

Posted on June 20, 2026June 20, 2026 by Desk

Golaha Mustaqbalka Soomaaliya ee ku mideysan yihiin Puntland, Jubaland iyo mucaaradka Muqdisho ayaa isku raacay oo shaaciyay hannaan doorasho toos… Sii akhri

Dagaal fool xun oo maalintii afraad ka socda Jalalaqsi

Posted on June 20, 2026June 20, 2026 by Desk

Dagaal beeleed fool xun oo sababay dad, guryo iyo duunyo la gubay ayaa maalintii afraad ka socda magaalada Jalalaqsi ee… Sii akhri

Puntland oo adkaysay ammaanka Garoowe, Gaalkacyo iyo Boosaaso

Posted on June 20, 2026June 20, 2026 by Desk

Puntland ayaa adkaysay ammaanka Garoowe, Gaalkacyo iyo Boosaaso, iyada oo ciidamo dheeraad ah lagu xoojiyay baraha kantaroolada iyo goobaha laga… Sii akhri

Mahad Salaad oo gaaray Dhuusamareeb iyo Xamse oo ku wajahan

Posted on June 19, 2026June 19, 2026 by Desk

Agaasimaha Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka, Mahad Salaad iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka… Sii akhri

Book Review: Selling a Genocide – Selling a Narrative

Posted on June 19, 2026June 19, 2026

Adam H. Johnson’s How to Sell a Genocide: The Media’s Complicity in the Destruction of Gaza arrives at a moment… Sii akhri

Puntland oo war ka soo saartay ciidanka Federaalka ee ku sugan deegaannadeeda

Posted on June 18, 2026June 18, 2026 by Desk

Puntland ayaa mamnuucday in ciidan iyo gaadiid ka amar qaata dowladda Federaalka Soomaaliya aysan ku sugnaan karin isagana gudbi karin… Sii akhri

Somaliland iyo Waqooyi Bari oo maxaabiis loo kala wareejiyay

Posted on June 18, 2026June 18, 2026 by Desk

Odayaal dhaqan oo ka jeeda Dowlad Deegaanka Soomaalida ayaa maanta maxaabiis u kala wareejiyay maamullada Somaliland iyo Waqooyi Bari. Odayaasha… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close