Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Desk

Weerar ka dhacay Calmiskaad

Wararka ka imanaya buuraha Calmiskaad ayaa sheegaya in kooxda Daacish ay xalay jidka u gashay gaari Ambalaas oo ka soo… Sii akhri

Posted on April 21, 2026April 21, 2026 by Desk

Soomaaliya iyo Sri Lanka oo dib u soo celiyay xiriirkooda

Posted on April 21, 2026April 21, 2026 by Desk

Dowladaha Soomaaliya iyo Sri Lanka ayaa dib u soo celiyay xiriirkooda, sida lagu xusay war ka soo baxay dowladda Soomaaliya… Sii akhri

Dekedda Boosaaso oo ciidi xirtay

Posted on April 20, 2026April 20, 2026 by Desk

Marinka dekedda magaalada Boosaaso ayaa waxaa ka buuxsantay ciid, taas oo sababtay in ay qabsato qaar ka mid ah gaadiidka… Sii akhri

Amar la faray xubno ka mid ah Golaha Wasiirrada Soomaaliya

Posted on April 20, 2026April 20, 2026 by Desk

Guddiga Madaxabanaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa maanta ku dhawaaqay in hadda kadib xilalka la magacaabayo iyo kuwa magacaaban lagu saleynayo… Sii akhri

Ciidamada Puntland oo fashiliyay weerar ay Daacish ku qaaday Dhaadaar

Posted on April 20, 2026April 20, 2026 by Desk

Wararka ka imanaya tuulada Dhaadaar oo ka tirsan degmada Qandala ee gobolka Bari ayaa sheegaya in ciidamada Puntland ay xalay… Sii akhri

Wafdi ka socda Cumaan iyo IGAD oo booqday deegaanka Buubi ee gobolka Mudug

Posted on April 20, 2026April 20, 2026 by Desk

Wafdi ka socda Saldanadda Cumaan iyo Urur Goboleedka IGAD ayaa booqday deegaanka Buubi ee gobolka Mudug, si ay u qiimeeyaan… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo magacaabis sameeyay

Posted on April 19, 2026April 19, 2026 by Desk

Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni ayaa wareegto uu maanta soo saaray ku magacaabay taliyaha iyo taliye ku- xigeenka ciidanka madaxtooyada Puntland.… Sii akhri

Puntland: Guddiga Tacliinta Sarre oo la magacaabay

Posted on April 19, 2026April 19, 2026 by Desk

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa wareegto uu soo saaray ku magacaabay Guddiga Tacliinta Sarre ee Puntland. Guddiga Tacliinta Sarre… Sii akhri

Guudlaawe: Doorasho waa qof iyo cod, xisbigana waa JSP

Posted on April 19, 2026April 19, 2026 by Desk

Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa maanta shir-guddoomiyey kulan ay yeesheen golaha wasiirrada maamulkaas, kaas oo diirrada lagu… Sii akhri

17 dal oo si wadajir ah u cambaareeyay Israa’iil

Posted on April 19, 2026April 19, 2026 by Desk

Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya, Sacuudi Carabiya, Qatar, Masar, Suudaan, Liibiya,  Bangladesh, Aljeeriya, Falastiin, Turkiga, Indonesia, Pakistan, Kuwait, Mauritania, Urdun, Cumaan,… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close