Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Desk

Calmiskaad: Ciidan jabiyay digniin uu jeediyay madaxweye Deni

Ururka 11-aad (Kaah) ee ciidamada daraawiishta Puntland ayaa sheegay in ay afar askari ka dhaawacmeen, kaddib dagaal habeenimadii xalay ka… Sii akhri

Posted on May 4, 2026May 4, 2026 by Desk

Puntland oo ku eedeeysay Federaalka soo laabashada Burcad-badeeda

Posted on May 4, 2026May 4, 2026 by Desk

Puntland ayaa ku eedeeysay dowladda Federaalka Soomaaliya ee hoggaamiyo madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud in ay ku lug leedahay falalka burcadbadeeda… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo xarigga ka jaray garoonka kubadda cagta Boosaaso

Posted on May 4, 2026May 4, 2026 by Desk

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa caawa xarigga ka jaray garoonka kubadda cagta magaalada Boosaaso, kaas oo loogu magac-daray Shuhaadada… Sii akhri

Jadwalka doorashooyinka dowlad goboleedyada oo la shaaciyay

Posted on May 3, 2026May 3, 2026 by Desk

Guddiga doorashooyinka Soomaaliya ayaa maanta shaaciyay jadwalka dhameystiran ee doorashooyinka dowlad goboleedyada, kaas oo isugu jira goleyaasha iyo madaxtinimada. Guddigu… Sii akhri

Mudug: Dr. Faarax Maxamed Cabdi oo dib u helay xorriyadiisa

Posted on May 3, 2026May 3, 2026 by Desk

Dr. Faarax Maxamed Cabdi oo muddo 12 berri ah afduub loogu haystay degmada Bursaalax ee gobolka Mudug ayaa maanta dib… Sii akhri

Laftagareen: Waxaan ahay madaxweynaha Koonfur Galbeed ee sharciga u dooran

Posted on May 3, 2026May 3, 2026 by Desk

Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa sheegay in uu yahay madaxweynaha sharciga ah ee maamulka Koonfur Galbeed, islamarkaana uu dhawaan tagi… Sii akhri

Maxamed Shiino: DFS waxay Waqooyi Bari uga roontahay Somaliland

Posted on May 3, 2026May 3, 2026 by Desk

Madaxaweyne ku-xigeenkiisa hore ee SSC-Khaatumo Maxamed Shiino ayaa sheegay in dowladda federaalka Soomaaliya aysan wax mashaariic iyo xuquuq ah siin… Sii akhri

Madaxweyne Xasan Sheekh oo casumaad u diray Golaha Mustaqbalka

Posted on May 2, 2026May 2, 2026 by Desk

Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa madaxda Golaha Mustaqbalka Soomaaliya ku casumay kulan wadatashi ah oo la muddeeyay… Sii akhri

Burcad-badeed maanta afduubay markab

Posted on May 2, 2026May 17, 2026 by Desk

Ciidamada ilaalada xeebaha Yemen ayaa maanta sheegay in markabka nooca shidaalka qaada oo lagu magacaabo M/T Eureka ay koox hubaysan… Sii akhri

Boosaaso: Deni oo furay carwo lagu soo bandhigay hal-abuur tiknoolajiyadeed

Posted on May 2, 2026May 2, 2026 by Desk

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo sugan magaalada Boosaaso ayaa maanta furay bandhigga todobaadka hal-abuurka tiknoolajiyadda ee jaamacadda Citycot ee… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close