Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Desk

Taliye Muumin oo magacaabis sameeyay

Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland Gen. Muumin Cabdi Shire ayaa magacaabay taliyaha guutada Birmadka iyo labo taliye urur oo ka mid… Sii akhri

Posted on July 5, 2026July 5, 2026 by Desk

Madaxweyne Deni oo xil ka qaadis sameeyay

Posted on July 4, 2026July 4, 2026 by Desk

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa wareegto uu maanta soo saaray xilka kaga qaaday maamulka telefishinka iyo raadiyaha dowladda. Waxaa… Sii akhri

Maxay salka ku haysaa ciidamada laga qorayo Puntland?

Posted on July 4, 2026July 4, 2026 by Desk

Puntland ayaa markii ugu horreysay sheegtay in ciidamada federaalka ee laga qorayo deegaannadeeda ay salka ku hayso ololaha doorasho soo… Sii akhri

Puntland oo la wareegtay ciidan beeleed

Posted on July 4, 2026July 4, 2026 by Desk

Wasiiro ka tirsan Puntland oo maalmahan ku sugnaa gobolka Mudug ayaa shalay beesha Nuux jibraahil kala wareegay ciidan beeled ku… Sii akhri

Juxaa: Deni-yow wadatashi geli Puntland

Posted on July 3, 2026July 3, 2026 by Desk

Wasiirkii hore ee arrimaha gudaha, Cabdi Faarax Siciid Juxaa ayaa ugu baaqay madaxweyne Deni in uu talo iyo wadatashi geliyo… Sii akhri

Xamse oo si kulul ugu jawaabay Deni

Posted on July 3, 2026July 3, 2026 by Desk

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa si kulul uga jawaabay hadal uu 1-dii Luulyo jeediyay madaxweynaha Puntland… Sii akhri

Axmed Madoobe oo la kulmay Suldaan Garaase

Posted on July 3, 2026July 3, 2026 by Desk

Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa kulan la yeeshay Suldaan Siciid Maxamed Garaase oo ka mid ah isimada… Sii akhri

Muuse Biixi oo dhowr arrimood ku dhaliilay Cabdiraxmaan Cirro

Posted on July 2, 2026July 2, 2026 by Desk

Madaxweynihii hore ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa ku dhaliilay Cabdiraxmaan Cirro safarkii qarsoodiga ahaa ee uu sheegay in uu… Sii akhri

Puntland: Gabadh wariye ah oo lagu xiray Garoowe

Posted on July 2, 2026July 2, 2026 by Desk

Booliska magaalada caasimadda ah ee Garoowe ayaa maanta xiray Suweys Jaamac Maxamuud Gacayte oo ka mid ah wariyeyaasha ka howlgala… Sii akhri

Puntland oo shirarka mucaaradka ka mamnuucday gobolka Mudug

Posted on July 2, 2026July 2, 2026 by Desk

Maamulka gobolka Mudug ayaa joojiyay shirarka iyo kulamada siyaasadeed ee oggolaansho la’aanta lagu qabto, sida lagu sheegay warqad ka soo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close