Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Desk

Ra’iisul Wasaare Xamse oo xilka qaadis iyo magacaabis sameeyay

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Bare ayaa xilkii ka qaaday wasiirkii warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska Daa’uud Aweys Jaamac.… Sii akhri

Posted on May 6, 2026May 6, 2026 by Desk

Askar mushaar la’aan ka cabanaysa oo xirtay mid ka mid ah waddooyinka Muqdisho

Posted on May 6, 2026May 6, 2026 by Desk

Askar sheegtay in ay ka tirsan yihiin Ciidanka Asluubta Soomaaliya ayaa maanta xirtay wadada xiriirisa maxkamadaha, xabsiga dhexe ilaa wadada… Sii akhri

Arsenal oo gaartay kama dambaysta tartanka kooxaha Yurub

Posted on May 6, 2026May 6, 2026 by Desk

Kooxda Arsenal ayaa taariikhda markii labaad gaartay kama dambaysta (final) tartanka kooxaha Yurub ee UEFA Champions League, kadib markii ay… Sii akhri

Garowe: Taliye saldhig oo shil gaari ku geeriyooday

Posted on May 5, 2026May 5, 2026 by Desk

Taliyihii saldhiga Bari ee magaalada Garowe Burhaan Cabdi Cawad ayaa ku geeriyooday shil gaari oo maqribkii galabta ka dhacay gudaha magaalada… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo kulan la qaatay waxgaradka gobolka Bari

Posted on May 5, 2026May 5, 2026 by Desk

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta kulan la qaatay waxgaradka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada gobolka Bari, kaas… Sii akhri

Golaha Mustaqbalka oo shuruudo ku xiray gogosha uu dhigay madaxweyne Xasan Sheekh

Posted on May 5, 2026May 5, 2026 by Desk

Golaha Mustaqbalka Soomaaliya oo ay ku midaysan yihiin Puntland, Jubaland iyo Madasha Samatabixinta ee siyaasiyiinta Muqdsho ayaa ka jawaabay gogosha… Sii akhri

Mareykanka oo ka hadlay duqeyn uu ka fuliyay Calmiskaad

Posted on May 5, 2026May 5, 2026 by Desk

Taliska Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa sheegay in isaga oo kaashanaya ciidamada Puntland uu shalay duqeyn dhanka cirka ah ka… Sii akhri

Waa sidee xaaladda magaalada Qardho?

Posted on May 5, 2026May 5, 2026 by Desk

Xaaladda magaalada Qardho ayaa maanta deggan, waxaana dib u soo laabanaya dhaqdhaqaaqii caadiga ahaa ee bulshada, kaddib shaqaaqadii shalay halkaas… Sii akhri

Qardho: Ganacsade aano loo dilay

Posted on May 4, 2026May 4, 2026 by Desk

Maxamed Axmed Shire Faarax oo ka mid ahaa ganacsatada magaalada Qardho ayaa maanta lagu dilay xarun ganacsi oo uu ku… Sii akhri

Tartanka caasimadaha gobollada Puntland: Martigeliyaasha oo la garaacay

Posted on May 4, 2026May 5, 2026 by Desk

Garoonka Shuhadada ee magaalada Boosaaso waxaa galabta ka furmay tartanka caasimadaha gobollada Puntland, waxaana lagu daahfuray xulalka degmooyinka Boosaaso iyo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close